{"id":1642,"date":"2024-12-08T10:04:03","date_gmt":"2024-12-08T10:04:03","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1642"},"modified":"2024-12-08T10:04:03","modified_gmt":"2024-12-08T10:04:03","slug":"xfs-oo-sheegtay-in-ay-hawada-ka-saartay-koontooyin-baraha-bulshada-ku-lahayd-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1642","title":{"rendered":"XFS oo sheegtay in ay Hawada ka saartay Koontooyin Baraha Bulshada ku lahayd \u2018AS\u2019"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 08 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Wasiirka Isgaarsiinta &amp; Teknolajiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Macallim ayaa sheegay in iyada oo Wasaaraddiisa kaashaneysa tan Warfaafinta Hawada laga saaray Koontooyin Baraha Bulshada \u2018AS\u2019 ku lahaayeen.<\/p>\n<p>Maxamed ayaa tilmaamay in Xukuumadda Federaalka ay \u2018AS\u2019 la gashay dagaal dhowr dhinac, Barahaan Bulshada ayuu sheegay in ay u adeegsanayeen kusoo bandhigista waxyaabo uu ku sifeeyay in ay yihiin \u2018Marin Habaabin\u2019<\/p>\n<p>Wasiirka Isgaarsiinta &amp; Teknolajiyadda Soomaaliya ayaa dhanka kale sheegay in ay dabagal ku hayaan koontooyin kale oo dhowaan la xiri doonno, habka la jaanqaadka casriga ayuu tilmaamay in Dalka uu qayb ka yahay si uu ula baratamo dunida kale ee horumarka ka sameysay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201dInnaga oo kaashanayna Wasaaradda Warfaafinta Waxa aan meesha ka saarnay kumanaan Akoonno Baraha Bulshada Khawaarijtu ku marin habaabinaysay Dadkeena, Waxyaabo badan oo aan habbooneyn in aan Dadka loo gudbin ayaan hor istaagnaa\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Wasiirka Isgaarsiinta &amp; Teknolajiyadda XFS Maxamed Aadan Macallim.<\/p>\n<p>Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa horay u sheegtay dagaalka ka dhanka ah \u2018AS\u2019 uu yahay mid isugu jira Dagaal Militari oo toos ah, mid dhanka Dhaqaalaha iyo Fikirka, waxaa socda kulamo looga hadlayo waxyaabaha ka dhaqangalay arrimahaas sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 08 Dec 2024 {CBB}Wasiirka Isgaarsiinta &amp; Teknolajiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Aadan Macallim ayaa sheegay in iyada oo Wasaaraddiisa kaashaneysa tan Warfaafinta Hawada laga saaray Koontooyin Baraha Bulshada \u2018AS\u2019 ku lahaayeen. Maxamed ayaa tilmaamay in Xukuumadda Federaalka ay \u2018AS\u2019 la gashay dagaal dhowr dhinac, Barahaan Bulshada ayuu sheegay in ay u adeegsanayeen kusoo bandhigista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1643,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1642","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1642","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1642"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1644,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1642\/revisions\/1644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}