{"id":1646,"date":"2024-12-09T08:14:16","date_gmt":"2024-12-09T08:14:16","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1646"},"modified":"2024-12-09T08:14:16","modified_gmt":"2024-12-09T08:14:16","slug":"rw-xamsa-oo-ku-wajahan-magaalada-raaskambooni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1646","title":{"rendered":"RW Xamsa oo ku wajahan Magaalada Raaskambooni"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isiin 09 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Raaskambooni Gobolka Jubada Hoose Dowlad-Goboleedka Jubbaland sida ay Mustaqbal u xaqiijiyeen ila kala duwan.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Lugta, Saraakiil katirsan Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo ciidanka gaarka u ah ilaalintiisa ayaa gaaray Magaaladaan Xeebta leh ee Raaskambooni oo maalmo kahor Ciidanka Federaalka la wareegeen.<\/p>\n<p>Xamsa ayaa marka uu tago Magaalada Raaskambooni waxa uu kulamo la qaadan doonnaa Saraakiisha Gorgor &amp; Kuwa Haramcad ee amniga Magaaladaan gacanta ku haya iyo xubno katirsan qaybaha kala duwan ee Bulshada.<\/p>\n<p>Safarka Xamsa waxa uu kusoo beegmayaa iyada oo weli jirto xiisadda ka dhex jirta Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedka Jubbaland isla markaana saacadihii lasoo dhaafay dhaqdhaqaaq ciidan labada dhinac wadaan.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa horay u qorsheeyay in uu safar ku tago Magaalada Kismaayo balse Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kahor istaagay si aanay uga sii darin xiisadda Federaalka &amp; Dowlad-Goboleedkaas ka dhex jirta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isiin 09 Dec 2024 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ku wajahan Magaalada Raaskambooni Gobolka Jubada Hoose Dowlad-Goboleedka Jubbaland sida ay Mustaqbal u xaqiijiyeen ila kala duwan. Taliyaha Ciidanka Lugta, Saraakiil katirsan Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre iyo ciidanka gaarka u ah ilaalintiisa ayaa gaaray Magaaladaan Xeebta leh ee Raaskambooni [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1647,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1646","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1646"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1648,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1646\/revisions\/1648"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}