{"id":1673,"date":"2024-12-11T09:21:57","date_gmt":"2024-12-11T09:21:57","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1673"},"modified":"2024-12-11T09:21:57","modified_gmt":"2024-12-11T09:21:57","slug":"shirkadda-hormuud-oo-ku-guuleysatay-abaalmarinta-caalamiga-ah-ee-waxtarka-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1673","title":{"rendered":"Shirkadda Hormuud oo ku guuleysatay abaalmarinta Caalamiga ah ee \u2018Waxtarka Bulshada\u2019"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 11 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa ku guuleysatay abaalmarin Caalami ah iyada oo kula loolantay shirkado kale oo ka kala socday Dalal badan, wareeggii ugu dambeeyay waxa ay Hormuud isugu soo hareen 7 shirkad oo kale oo ugu dambeyn ka guuleysatay.<\/p>\n<p>Hormuud Telecom ayaa abaalmarintaan ku muteysatay\u00a0<strong>Waxtarka Bulshada<\/strong>, Shirkadda ayaa adeegyo kala duwan u qabatay Bulshada waxaana lagu dhiirrageliyay in ay sii kordhiso sida laga sheegay munaasabadda ka dhacday Magaalada London ee Dalka Ingiriiska.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Hormuud Salam Foundation Cabdullaahi Nuur Cismaan oo guddoomay abaalmarintaan ayaa sheegay in ay wareeggii dambe isugu soo hareen shirkado kala metalayay Dalal dhaca Qaaradaha Yurub, Afrika iyo Aasiya.<\/p>\n<p>Khubarrada kala saarayay Shirkadahaan tartamay ayaa sheegay in sababta kaalinta 1aad ay u gashay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ay tahay in si tabarucaad ah ay u fulisay adeegyada kala duwan ee Bulshada sida Waxbarashada, Caafimaadka &amp; meelo kale.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cSida Guddiga Garsooreyaasha ah ee howshaan go\u2019aanka ka gaaray ay sheegeen waxa ay dhaheen shirkadda Hormuud waxa ay qabatay howlo waa weyn oo waxtar u leh Bulshada sida Taakulada Waxbarashada, Caafimaadka, Shaqo abuurka &amp; garab istaagga danta guud\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Cabdullaahi Nuur Cismaan, Guddoomiyaha Hay\u2019adda Hormuud Salam Foundation.<\/p>\n<p>Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa dhowaan ku guuleysataya abaalmarin kale oo Caalami ah, dhammaan abaalmarinnadaas waxa ay ku muteysatay u adeegista Bulshada Soomaaliyeed sida laga qiray goobihii lagu abaalmariyay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 11 Dec 2024 {CBB}Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa ku guuleysatay abaalmarin Caalami ah iyada oo kula loolantay shirkado kale oo ka kala socday Dalal badan, wareeggii ugu dambeeyay waxa ay Hormuud isugu soo hareen 7 shirkad oo kale oo ugu dambeyn ka guuleysatay. Hormuud Telecom ayaa abaalmarintaan ku muteysatay\u00a0Waxtarka Bulshada, Shirkadda ayaa adeegyo kala duwan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1674,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1673","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1673"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1675,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1673\/revisions\/1675"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}