{"id":1676,"date":"2024-12-11T09:24:09","date_gmt":"2024-12-11T09:24:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1676"},"modified":"2024-12-11T09:24:30","modified_gmt":"2024-12-11T09:24:30","slug":"wasaaradda-gaashaandhiiga-xfs-oo-axmed-madoobe-ku-eedeysay-duullaan-ka-dhan-ah-ciidanka-ku-sugan-raaskambooni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1676","title":{"rendered":"Wasaaradda Gaashaandhiiga XFS oo Axmed Madoobe ku eedeysay duullaan ka dhan ah ciidanka ku sugan Raaskambooni"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 11 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Warsaxaafadeed ay soosaartay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku faah-faahisay dagaalka saakay ka dhacay deegaan hoostaga Magaalada Raaskambooni ee Gobolka Jubada Hoose Dowlad-Goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa Axmed Madoobe ku eedeysay in uu soo abaabulay \u2018Maleeshiyaad hubeysan\u2019 kuwaas oo weerar ku qaaday Goobo ay joogeen Ciidanka Federaalka iyo kuwa Daraawiishta Dowlad-Goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Qoraalka ayaa intaas lagu daray in Ciidankaas weerarka fuliyay ay soo dhexmareen deegaanno ay gacanta ku heyso \u2018AS\u2019 sida hadalka loo dhigay, Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa digniin culus u dirtay Axmed Maxamed Islaam Madoobe.<\/p>\n<p><strong>Halkaan ka aqriso warka kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga XFS<\/strong>:<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Warsaxaafadeedka-Wasaaradda-Gaashaandhigga-XFS.jpg\" \/><\/p>\n<p>Dagaalka saakay ka qarxay Gobolka Jubada Hoose waxa sidoo kale ka falceliyay mas\u2019uuliyiin katirsan Maamulka Axmed Madoobe, waxa ay sheegeen in dhankooda lagu soo duullay isla markaana ay qabteen ciidamo katirsan kuwa Federaalka sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 11 Dec 2024 {CBB}Warsaxaafadeed ay soosaartay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku faah-faahisay dagaalka saakay ka dhacay deegaan hoostaga Magaalada Raaskambooni ee Gobolka Jubada Hoose Dowlad-Goboleedka Jubbaland. Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa Axmed Madoobe ku eedeysay in uu soo abaabulay \u2018Maleeshiyaad hubeysan\u2019 kuwaas oo weerar ku qaaday Goobo ay joogeen Ciidanka Federaalka iyo kuwa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1677,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1676","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1676"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1679,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1676\/revisions\/1679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1677"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}