{"id":1708,"date":"2024-12-15T10:20:38","date_gmt":"2024-12-15T10:20:38","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1708"},"modified":"2024-12-15T10:20:38","modified_gmt":"2024-12-15T10:20:38","slug":"golaha-wasiirrada-xfs-oo-kulan-ka-yeeshay-qodobada-dastuurka-ee-dib-u-eegista-lagu-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1708","title":{"rendered":"Golaha Wasiirrada XFS oo kulan ka yeeshay Qodobada Dastuurka ee dib u eegista lagu sameeyay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 15 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Golaha Wasiirrada oo uu shir guddoomiyay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka 1aad ee Dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa kulan gaar ah ka yeeshay qodobadii Dastuurka ee dib u eegista lagu sameeyay iyo kuwii horey sidaan oo kale loogu sameeyay.<\/p>\n<p>Guddiga madaxabannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka, Guddiga Arrimaha Dastuurka u qaabilsan Baarlamaanka 11aad ee JFS &amp; Hay\u2019adaha kale ee shaqo wadaagga ay yihiin ayaa ka shaqeeyay dib u eegista cutubyada 5aad ilaa 9-aad.<\/p>\n<p>Kulamo wadatashi bulsho ah ayay geliyeen waxaana ay tageen Qaar kamid ah Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka si loosoo uruuriyo talooyinka ku aaddan aragtida bulshadii ay la kulmeen.<\/p>\n<p>Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa boorisay in la kordhiyo dardargelinta qabtyo tirka Dastuurka Dalka si loo sal adkeeyo doorashada Qof &amp; codka ah ee loo diyaariyay guddiga awoodda sharci ka helay Hay\u2019adaha Fulinta iyo xeer dejinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 15 Dec 2024 {CBB}Golaha Wasiirrada oo uu shir guddoomiyay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka 1aad ee Dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa kulan gaar ah ka yeeshay qodobadii Dastuurka ee dib u eegista lagu sameeyay iyo kuwii horey sidaan oo kale loogu sameeyay. Guddiga madaxabannaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka, Guddiga Arrimaha Dastuurka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1709,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1708","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1708","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1708"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1708\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1710,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1708\/revisions\/1710"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1709"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1708"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1708"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1708"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}