{"id":1753,"date":"2024-12-20T06:53:14","date_gmt":"2024-12-20T06:53:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1753"},"modified":"2024-12-21T06:53:37","modified_gmt":"2024-12-21T06:53:37","slug":"madaxweynaha-faransiiska-oo-tegaya-jabuuti-iyo-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1753","title":{"rendered":"Madaxweynaha Faransiiska oo tegaya Jabuuti iyo Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 20 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa lagu wadaa in Jimcaha maanta uu u safro dalka Jabuuti, waxaana uu booqan doona ciidamada Faransiiska ee ku sugan saldhigga uu Faransiiska ee ku yaala dalka Djibouti.<\/p>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxaa sidoo kale la filayaa inuu gaaro dalka Jabuuti, oo uu halkaas kula kulmo dhiggiisa Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo uu kala hadli doono xaaladda Badda Cas iyo Geeska Afrikaba.<\/p>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Labada waddan, waa Faraansiiska iyo Jabuuti, ayaa lagu wadaa inay sii xoojiyaan xiriirka ka dhaxeeya oo ah mid wanaagsan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Macron ayaa sidoo kale lagu wadaa inuu tego dalka Itoobiya muddo 5 sano ah kadib.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Bishii Luulyo ee sanadkan, madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron iyo dhiggiisa Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ku heshiiyey in dib loo cusboonaysiiyo iskaashiga dhanka difaaca ee labada dal, kaddib wadahadallo laba sano socday.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxay saxiixeen heshiis ku saabsan \u201cdib u habeynta heshiiska difaaca oo ay ku mideysan yihiin Faransiiska iyo Jabuuti, kaas oo ka dhacaymadaxtooyada Faransiiska.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Heshiiska difaaca ayaa markii ugu horreysay la saxiixay 1977-kii markaasoo Jabuuti ay xorriyadda ka qaadatay Faransiiska , waxaana dib loo cusbooneysiiyay 2011-kii.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Madaxweynaha Faransiiska, Emanuel Macron, ayaa xalay ku hoyday jasiiradda burburtay ee Mayotte. Jasiiradda o ay ku dhufatay dufaan xoogan ayaa waxaa isaga oo saaran diyaarad ah nooca helicopter, uu ka eeegay dusha sare isaga oo ku sifeeyey maalin aanu ilaawi doonin.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 20 Dec 2024 {CBB}Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa lagu wadaa in Jimcaha maanta uu u safro dalka Jabuuti, waxaana uu booqan doona ciidamada Faransiiska ee ku sugan saldhigga uu Faransiiska ee ku yaala dalka Djibouti. Waxaa sidoo kale la filayaa inuu gaaro dalka Jabuuti, oo uu halkaas kula kulmo dhiggiisa Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1754,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1753","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1753","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1753"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1753\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1755,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1753\/revisions\/1755"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1754"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1753"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1753"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1753"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}