{"id":1759,"date":"2024-12-21T07:03:28","date_gmt":"2024-12-21T07:03:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1759"},"modified":"2024-12-21T07:03:28","modified_gmt":"2024-12-21T07:03:28","slug":"wafdi-ka-socda-dfs-oo-shir-uga-qayb-galay-dalka-algeria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1759","title":{"rendered":"Wafdi ka socda DFS oo shir uga qayb galay dalka Algeria"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 21 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Wasiiru dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska &amp; Guriyeynta XFS \u00a0Siciid Maxamed Maxamuud Xeyd iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka Algeria kaga qeyb galaya shirka Wasiirada Howlaha Guud ee Jaamacadda Carabta ayaa shir gaar ah la yeeshay Wasiirka Howlaha Guud ee Dalka Shiinaha Ni Hong oo ka qeyb ka ah shirkaas.<\/p>\n<p>Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka laba dal, gaar ahaan dhanka dib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha, inta uu shirka socday wasiir Xeyd ayaa sidoo kale la wadaagay Wasiirka in Soomaaliya uu ka jiro xaalad soo kabasho oo dhanka dhismaha ah, Dowladda shiinahana looga baahanyahay in ay qabteeda ka qaadato.<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \">\n<p>Wasiirka Hawlaha Guud ee Dalka Shiinaha ayaa dhankiisa sheegay in labada Wasaaradood ee Soomaaliya &amp; Shiinaha ay kor u qaadi doonaan xiriirka &amp; iskaashiga dhanka Dhismaha, Dhib u dhiska kaabayaasha dhaqaalaha, Aqoon iswaydaarsiga iyo maalgashiga.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container trc_spotlight_widget tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div class=\"tbl-feed-header tbl-logo-right-position\">\n<div class=\"tbl-feed-header-logo\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 21 Dec 2024 {CBB}Wasiiru dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud, Dib u dhiska &amp; Guriyeynta XFS \u00a0Siciid Maxamed Maxamuud Xeyd iyo wafdi uu hoggaaminayo oo dalka Algeria kaga qeyb galaya shirka Wasiirada Howlaha Guud ee Jaamacadda Carabta ayaa shir gaar ah la yeeshay Wasiirka Howlaha Guud ee Dalka Shiinaha Ni Hong oo ka qeyb ka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1760,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-1759","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1759","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1759"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1759\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1761,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1759\/revisions\/1761"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1760"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1759"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1759"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1759"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}