{"id":1772,"date":"2024-12-22T10:19:19","date_gmt":"2024-12-22T10:19:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1772"},"modified":"2024-12-22T10:19:19","modified_gmt":"2024-12-22T10:19:19","slug":"aun-meydka-sheekh-muuse-cadde-oo-salaada-janaasada-lagu-tukaday-iyo-madax-ka-qayb-gashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1772","title":{"rendered":"AUN Meydka Sheekh Muuse Cadde oo salaada Janaasada lagu tukaday iyo madax ka qayb gashay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 22 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Madax\u00a0 \u00a0ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Masjidka Isbaheysiga Islaamka uga qeybgalay Salaadda Janaasada AUN Sheekh Muuse Cadde oo dhawaan ku geeriyooday dalka dalka Holand.<\/p>\n<p>Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Islaamka,Sheekh Muqtaar Roobow iyo culumaa\u2019udiinkii ka qeyb galay janaasada ayaa dhammaan sheekha ku tilmaamay in uu door muhiim ah kasoo qaatay fidinta Diinta Islaamka iyo wacyi galinta bulshada Soomaaliyeed,waxa ayna Alle uga baryeen in Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qaraabada, culumaa\u2019uddiinka iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.<\/p>\n<p>Dhamaan Mas\u2019uuluuliyiintii ,\u00a0 Culumaa\u2019udiinkii iyo waxgaradkii ka qayb\u00a0 galay salaada janaasada Sheekh Muuse Cadde ayaa Alle uga baryay inuu naxariistii jano uu ka waraabiyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 22 Dec 2024 {CBB}Madax\u00a0 \u00a0ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Masjidka Isbaheysiga Islaamka uga qeybgalay Salaadda Janaasada AUN Sheekh Muuse Cadde oo dhawaan ku geeriyooday dalka dalka Holand. Wasiirka wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Islaamka,Sheekh Muqtaar Roobow iyo culumaa\u2019udiinkii ka qeyb galay janaasada ayaa dhammaan sheekha ku tilmaamay in uu door muhiim ah kasoo qaatay fidinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1773,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1772","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1772","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1772"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1772\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1774,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1772\/revisions\/1774"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1773"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1772"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1772"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1772"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}