{"id":1783,"date":"2024-12-25T15:38:27","date_gmt":"2024-12-25T15:38:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1783"},"modified":"2024-12-25T15:38:44","modified_gmt":"2024-12-25T15:38:44","slug":"maamulka-cusub-ee-suuriya-oo-digniin-u-diray-iran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1783","title":{"rendered":"Maamulka cusub ee Suuriya oo digniin u diray Iran"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Suuriya ayaa uga digay Iran in ay \u201cfawdada ku faafiso\u201d Suuriya. Asaad Xassan al-Shibani ayaa sheegay in Tehran ay tahay in ay ixtiraamto rabitaanka shacabka Suuriya ee ah in ay iska fogeeyeen nidaamka Asad ayna xaqiijiso madax banaanida iyo amaanka dalka.<\/p>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">\u00a0Wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran ayaa sheegtay in aysan xiriir toos ah la samayn madaxda cusub ee Suuriya, waxayna ugu baaqday in aysan u ogolaan Suuriya, waa sida ay hadalka u dhigtay, \u201cgabaadka argagixisada\u201d.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Suuriya ayaa uga digay Iran in ay \u201cfawdada ku faafiso\u201d Suuriya. Asaad Xassan al-Shibani ayaa sheegay in Tehran ay tahay in ay ixtiraamto rabitaanka shacabka Suuriya ee ah in ay iska fogeeyeen nidaamka Asad ayna xaqiijiso madax banaanida iyo amaanka dalka. \u00a0Wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1784,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-1783","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1783","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1783"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1783\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1785,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1783\/revisions\/1785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1784"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1783"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1783"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1783"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}