{"id":1786,"date":"2024-12-25T15:40:16","date_gmt":"2024-12-25T15:40:16","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1786"},"modified":"2024-12-25T15:40:16","modified_gmt":"2024-12-25T15:40:16","slug":"shir-looga-hadlayo-qorshaha-hiigsiga-qaran-jirka-2060-oo-ka-furmay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1786","title":{"rendered":"Shir looga hadlayo qorshaha hiigsiga qaran-jirka 2060 oo ka furmay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Shirka hiigsiga qarni-jirka oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka qeybgalayaan Wasiiro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya, lataliyaha Madaxweyaha ee dhinaca dhaqaalaha, Madax ka socota dowlad goboleedyada iyo Jaamacadaha dalka, Ururada bulshada, ganacsato iyo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Shirka oo uu furay Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Federaalka oo ay goobjoog ka yihiin dhamaan Wasaaradaha ka shaqeeya Horumarka Dhaqaalaha heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed, Bulshada Rayidka, Akaadeemiyadda iyo dhamaan qaybaha bulshada.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Shirka waxaa diiradda lagu saarayaa in la isla meel dhigo istiraatiijiyadda wax-soosaarka dalka ee qorshaha hiigsiga qaran-jirka 2060-ka ee dalka, si loo helo Soomaaliya ka horumarsan dhinaca kaabayaasha dhaqaalaha.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}Shirka hiigsiga qarni-jirka oo ay soo qaban qaabiyeen Golaha Dhaqaalaha Qaranka ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo ay ka qeybgalayaan Wasiiro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya, lataliyaha Madaxweyaha ee dhinaca dhaqaalaha, Madax ka socota dowlad goboleedyada iyo Jaamacadaha dalka, Ururada bulshada, ganacsato iyo Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed. Shirka oo uu furay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1787,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1786","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1786","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1786"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1786\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1788,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1786\/revisions\/1788"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1787"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}