{"id":1792,"date":"2024-12-25T15:51:33","date_gmt":"2024-12-25T15:51:33","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1792"},"modified":"2024-12-25T15:52:27","modified_gmt":"2024-12-25T15:52:27","slug":"maxay-ka-wada-hadleen-agaasimaha-hayadda-socdaalka-iyo-wakiilka-midowga-afrika-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1792","title":{"rendered":"Maxay ka wada hadleen Agaasimaha Hay\u2019adda Socdaalka iyo Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ,Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Mohamedamine Souef El iyo Taliyaha Guud ee Ciidamadda ATMIS, Lt. Gen Sam Kavuma.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xoojinta wadashaqeynta labadda dhinac ee ku aaddan Arrimaha la xiriira Socdaalka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa kulanka la isku soo qaaday kaalinta ay Midowga Afrika ay ka qaadanayso horumarinta Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, gaar ahaan kaabayaasha adeeg-bixinta iyo sare u qaadida aqoonta saraakiisha Hay\u2019adda Socdaalka Jinsiyadd<\/p>\n<p>Kulankaan ayaa ku soo aadayo xilli uu dhawaan Agaasimaha cusub ee hay\u2019adda socdaalka iyo jinsiyadda xilka la wareegay, isaga oo maalmahaan kulamo gaar gaar ah la yeelanaayey xafiisyada ay shaqo wadaagg yihiin ee beesha caalamka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent.fmgq1-2.fna.fbcdn.net\/v\/t39.30808-6\/471075406_1097972845702654_6970623386999802250_n.jpg?_nc_cat=102&amp;ccb=1-7&amp;_nc_sid=127cfc&amp;_nc_ohc=aWCQMq2hGVIQ7kNvgF0XHLO&amp;_nc_zt=23&amp;_nc_ht=scontent.fmgq1-2.fna&amp;_nc_gid=AtVZCjEJumhdDnwMsvFtibv&amp;oh=00_AYDz2CJWQFBn4yJkcmvdifJxRsqbtNDmhOXVdBwwq9r0Ow&amp;oe=677201F0\" alt=\"May be an image of 4 people\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/471256830_1097972855702653_7004991436774444074_n.jpg\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ,Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Mohamedamine Souef El iyo Taliyaha Guud ee Ciidamadda ATMIS, Lt. Gen Sam Kavuma. Labada mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xoojinta wadashaqeynta labadda dhinac ee ku aaddan Arrimaha la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1793,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1792","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1792"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1792\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1795,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1792\/revisions\/1795"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1793"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}