{"id":1799,"date":"2024-12-25T16:01:05","date_gmt":"2024-12-25T16:01:05","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1799"},"modified":"2024-12-25T16:01:05","modified_gmt":"2024-12-25T16:01:05","slug":"wasiirka-xanaannada-xoolaha-xfs-oo-furay-shirka-wadatashiga-qarnijirka-2060","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1799","title":{"rendered":"Wasiirka Xanaannada Xoolaha XFS oo furay shirka Wadatashiga Qarnijirka 2060"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta muqdisho ka furay Shirka Wadatashiga Hiigsiga Qarnijirka 2060ka laanta Wax soosaarka Dalka (Productive Sector)<\/p>\n<p>Shirka ayaa ujedkiisu yahay in la isla meel dhigo Istiraatijiyadda waxsoosaarka dalka ee Hiigsiga Qarnijirka 2060ka,waxaana ka qeyb galayo dhammaan Wasaaradaha ka shaqeeya Horumarka Dhaqaalaha heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed, Bulshada Rayidka, Akaadeemiyadda iyo dhamaan qaybaha bulshada.<\/p>\n<p>Wasiir Xasan Eelay\u201d Wadatashiga loo fadhiyo awgeed waxaa rajeynayaa in sanado ama 100 sano kadib uu dalkeenu gaaro Horumar wiilka hadda dhashay isagoo 30 jir ah ayuu qeybtiisa ka qaadan doonaa Horumarka Hiigsiga 2060-ka\u201d.<\/p>\n<p>Shirkaan oo ujeedkiisu yahay in la isla meel dhigo Istiraatijiyadda wax soosaarka dalka ee Hiigsiga Qarnijirka 2060ka.<\/p>\n<div class=\"jnews_inline_related_post_wrapper left\">\n<div class=\"jnews_inline_related_post\">\n<div class=\"jeg_postblock_21 jeg_postblock jeg_module_hook jeg_pagination_nextprev jeg_col_2o3 jnews_module_587210_0_676c2b6387631   \" data-unique=\"jnews_module_587210_0_676c2b6387631\">\n<div class=\"jeg_block_heading jeg_block_heading_5 jeg_subcat_right\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 25 Dec 2024 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta muqdisho ka furay Shirka Wadatashiga Hiigsiga Qarnijirka 2060ka laanta Wax soosaarka Dalka (Productive Sector) Shirka ayaa ujedkiisu yahay in la isla meel dhigo Istiraatijiyadda waxsoosaarka dalka ee Hiigsiga Qarnijirka 2060ka,waxaana ka qeyb galayo dhammaan Wasaaradaha ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1800,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1799","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1799","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1799"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1799\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1801,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1799\/revisions\/1801"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1800"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1799"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1799"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1799"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}