{"id":1821,"date":"2024-12-27T14:16:13","date_gmt":"2024-12-27T14:16:13","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1821"},"modified":"2024-12-27T14:16:13","modified_gmt":"2024-12-27T14:16:13","slug":"somaliland-iyo-itoobbiya-oo-ka-wada-shaqaynaya-xal-ka-gaarista-dagaalkii-ka-dhacay-deegaanka-dacawalay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1821","title":{"rendered":"Somaliland iyo Itoobbiya oo ka wada shaqaynaya xal ka gaarista dagaalkii ka dhacay deegaanka Dacawalay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 27 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Waxaa Magaalada Hargeysa ku soo laabtay Wafdi Wasiirro iyo Taliyeyaal Ciidan oo ka socday Maamulka Somaliland, kuwaas oo shalay Jigjiga u tegay kulamo la xidhiidha xal u raadinta Dagaalkii Dacawaley.<\/p>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">War-saxaafadeed\u00a0 ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Somaliland, ayaa lagu sheegay in Wefdigan Somaliland kulan la qaateen Saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidanka Dawladda Federaalka Itoobiya iyo masuuliyiin dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya\u00a0 ka tirsan.<\/p>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Sidoo kale Wararka\u00a0 ayaa sheeaya\u00a0 in labada dhinac ay isku afgarteen in si degdeg ah loo joojiyo dhiiga daadanaya, islamarkaana xaaladdana lagu dhameeyo xal nabadgalyo\u00a0 si aan wax danbe u dhicin.<\/p>\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">Warku wuxuu intaas ku darayaa in sidoo kale la isla gartay qodobo ay ka mid yihiin:<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">1. In Ciidamada la kala qaado.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">2. In federal la wareego Amaanka goobaha degaalku ka dhacay oo\u00a0 la keeno Ciidamada.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">3. In guddi madaxbanaan la sameeyo<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-1n1ckys e17g058b0\" dir=\"ltr\">4. In la bilaabo wada hadalkii dib u heshiisiinta oo mas\u2019uuliyadiisa ay dammaanad qaaddeyso dawlada Faderalka Itoobiya.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 27 Dec 2024 {CBB}Waxaa Magaalada Hargeysa ku soo laabtay Wafdi Wasiirro iyo Taliyeyaal Ciidan oo ka socday Maamulka Somaliland, kuwaas oo shalay Jigjiga u tegay kulamo la xidhiidha xal u raadinta Dagaalkii Dacawaley. War-saxaafadeed\u00a0 ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Somaliland, ayaa lagu sheegay in Wefdigan Somaliland kulan la qaateen Saraakiil sar sare oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1822,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1821","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1821"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1824,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1821\/revisions\/1824"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}