{"id":1830,"date":"2024-12-28T15:58:42","date_gmt":"2024-12-28T15:58:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1830"},"modified":"2024-12-28T15:58:42","modified_gmt":"2024-12-28T15:58:42","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-war-ka-soo-saartay-colaadaha-ka-aloosan-deegaannada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1830","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay colaadaha ka aloosan deegaannada Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 28 Dec 2024 {CBB}<\/strong>Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u- heshisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa wasaxaafadeed ka soo saartay \u00a0colaadaha ka aloosan deegaannada Soomaaliyeed,\u00a0 taas oo muuddooyinkii u dambeeyay beelo walaala ah ku dirirayeen.<\/p>\n<p>Wasaaradda Aarrimaha gudaha, ayaa runtii ku tilmaamatay colaadahaas in ay yihiin kuwa ka baxsan shareecada Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee ka dhacaya qeybo ka mid ah dalka.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Sidoo kale, Wasaaraddu ayaa waxa ay ku baaqday in la joojiyo colaadaha, beegsiga iyo barakicinta shacabka ee sababtay khasaaraha lixaadka leh ee iskugu jira dhimasho, dhawac iyo barakac.<\/p>\n<p><strong>\u201cWasaaraddu waxay ugu baaqeysaa Maamullada, Odayaasha dhaqanka, Culimada, Haweenka iyo guud ahaan waxgaradka shacabka Soomaaliyeed inay u istaagaan joojinta colaadaha, kana shaqeeyaan Xasilloonida iyo sidii nabad waarta loo heli lahaa.\u201d<\/strong>\u00a0Ayaa lagu yiri, warsaxaafadeedka.<\/p>\n<p>Muddooyinkii u dambeeyay deegaannada Soomaaliyeed, waxaa ka taagnaa colaado salka ku haayo reero ama beelo walaala ah oo wada dega, iyada oo ka dhashay khasaari isugu jiro dhimasho, dhaawac iyo barakac dadweyne.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 28 Dec 2024 {CBB}Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u- heshisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa wasaxaafadeed ka soo saartay \u00a0colaadaha ka aloosan deegaannada Soomaaliyeed,\u00a0 taas oo muuddooyinkii u dambeeyay beelo walaala ah ku dirirayeen. Wasaaradda Aarrimaha gudaha, ayaa runtii ku tilmaamatay colaadahaas in ay yihiin kuwa ka baxsan shareecada Islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1831,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1830","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1830","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1830"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1830\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1832,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1830\/revisions\/1832"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1831"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}