{"id":1880,"date":"2025-01-05T10:04:39","date_gmt":"2025-01-05T10:04:39","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1880"},"modified":"2025-01-05T10:04:39","modified_gmt":"2025-01-05T10:04:39","slug":"beledweyne-oo-maanta-aas-qaran-loogu-sameeyno-6-askari-oo-lagu-dilay-degmada-ceel-baraf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1880","title":{"rendered":"Beledweyne oo maanta Aas-Qaran loogu sameeyno 6-Askari oo lagu dilay degmada Ceel-baraf"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad\u00a0 5 Jan 2025 {CBB} \u2014<\/strong>10 maalin kadib waxaa lagu wadaa maanta in Magaalada Baladwayne lagu aaso dhalinyradii ka tirsanaa ciidanka xooga dalka ee sida bahalnimada ah loo dilay deegaanka ceelbaraf.<\/p>\n<p>Saraakiil Ugaasyo Imaamyo Odayaal Siyaasiyiin iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa soo gaaray goobta Saaladda Janaasada lagula dukan rabo Meydadka Askartii CXD ka tirsaneed ee lagu dilay degmada Ceel-baraf oo goordhow lagu wado in Aas-Qaran loogu sameeyo magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Maanta ayaa lagu wadaa in baladwayne lagu aaso askartii dhawaan algu dilay deegaanka ceelbaraf ee gobolka shabellada dhaxe.<\/p>\n<p>Dhawaan waxaa magaalada baladwayne soo gaaray taliyaha ciidanka xooga dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raagge oo ka qaybgalay aaska maanta loo sameeynaayo dhalinyaradaasi.<br \/>\nHoray waxaan Baladwayne ujoogay Taliyaha nabad sugidda qaranka Cabdullahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo dadaalo uu sameeyay suurta gashay in xiisadan la dajiyo.<\/p>\n<p>Dowllada soomaaliya ayaa sheegtay in falkaasi dadkii ka dambeeyay cadaalada la horkeeni doono Dhacdadaane ay dhaawacday guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad\u00a0 5 Jan 2025 {CBB} \u201410 maalin kadib waxaa lagu wadaa maanta in Magaalada Baladwayne lagu aaso dhalinyradii ka tirsanaa ciidanka xooga dalka ee sida bahalnimada ah loo dilay deegaanka ceelbaraf. Saraakiil Ugaasyo Imaamyo Odayaal Siyaasiyiin iyo guddoomiyaha gobolka Hiiraan ayaa soo gaaray goobta Saaladda Janaasada lagula dukan rabo Meydadka Askartii CXD ka tirsaneed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1881,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1880","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1880","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1880"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1880\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1882,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1880\/revisions\/1882"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1881"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1880"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1880"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1880"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}