{"id":1885,"date":"2025-01-06T08:57:44","date_gmt":"2025-01-06T08:57:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1885"},"modified":"2025-01-06T08:57:44","modified_gmt":"2025-01-06T08:57:44","slug":"dfs-midowga-afrika-oo-kawada-hadlaya-dardargelinta-dagaalka-ka-dhanka-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1885","title":{"rendered":"DFS &#038; Midowga Afrika oo kawada hadlaya dardargelinta dagaalka ka dhanka AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isiin\u00a0 6 Jan 2025 {CBB} \u2014<\/strong>Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa kawada hadlaya dardargelinta howlgallada ka dhanka \u2018AS\u2019 Maadaama howlgalka AUSSOM uu ka duwan yahay ATMIS lana qorsheeyay in ciidanka Afrikaanka ah ay garabsiiyaan kuwa Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sida ay muujinayaan xogo ay heleyso Mustaqbal, wakiillo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa ka fadhiisanaya sida la isugu xiri karo howlgallada ka dhan ah \u2018AS\u2019 si looga qabsado Gobollada Dalka.<\/p>\n<p>Lataliyaha dhinaca Amniga Madaxweynaha JFS, Wakiillo ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga &amp; Taliyeyaal ciidan oo katirsan Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa dejinaya qorshe cad oo la xiriira howlgalkaas sida loogu dhaqaaqi doonno.<\/p>\n<p>Midowga Afrika ayaa horay u ballanqaaday in uu Soomaaliya ka gacansiinayo howlgallada ay uga soo horjeedo \u2018AS\u2019 Isla markaana ay ku dooneyso in ay uga qabsato deegaannada ay weli ka joogaan Gobollada Dalka.<\/p>\n<p>Tijaabada ay martay Dowladda Federaalka Soomaaliya waa in ciidankeeda oo kaashanaya kuwa deegaanka ee loo garan ogyahay Macawiisleyda ee dhulka baaxadda weyn ka qabsaday \u2018AS\u2019 Inkasta oo howlgalkaas uu hakad galay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isiin\u00a0 6 Jan 2025 {CBB} \u2014Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa kawada hadlaya dardargelinta howlgallada ka dhanka \u2018AS\u2019 Maadaama howlgalka AUSSOM uu ka duwan yahay ATMIS lana qorsheeyay in ciidanka Afrikaanka ah ay garabsiiyaan kuwa Soomaaliya. Sida ay muujinayaan xogo ay heleyso Mustaqbal, wakiillo ka kala socda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1886,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1885","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1885","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1885"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1885\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1887,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1885\/revisions\/1887"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1886"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1885"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1885"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1885"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}