{"id":1896,"date":"2025-01-08T10:45:30","date_gmt":"2025-01-08T10:45:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1896"},"modified":"2025-01-08T10:45:30","modified_gmt":"2025-01-08T10:45:30","slug":"ciidan-katirsan-militariga-shiinaha-oo-dhiig-u-shubay-dadkii-ku-dhaawacmay-dhul-gariirka-ku-dhuftay-dalkaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1896","title":{"rendered":"Ciidan katirsan Militariga Shiinaha oo dhiig u shubay Dadkii ku dhaawacmay Dhul gariirka ku dhuftay Dalkaas"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 8 Jan 2025 {CBB} \u2014<\/strong>Qaar kamid ah Militariga Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa goobaha Caafimaad ee xeryahooda ku yaalla ku shubay dhiig lagu badbaadinayo dadkii ku dhaawacmay dhul-gariirkii cuslaa ee ku dhuftay qaybo kamid ah Dalkaas.<\/p>\n<p>Waaxda Gaashaandhigga Shiinaha ayaa baahisay sawirrada qaar kamid ah Ciidamada Militariga Dalkaas oo maraya hubinta caafimaad iyo kuwa dhiigga laga shubayo si loo geeyo goobaha aafooyinka ka jiraan ee dhul gariirku saameeyay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Cabirka dhul gariirku waxa uu ahaa 7.1 Magnitude, waxa uu galaaftay nolosha dad gaaraya ugu yaraan 130 qof, tiro intaas ka badan dhaawacyo ayaa kasoo gaaray halka ay dumeen guryihii ay degenaayeen Dadka Tibet.<\/p>\n<p>Dowladda Shiinaha ayaa musiibo ku tilmaamtay arrintaan, waxaana ay dirtay shaqaale dheeraad ah si loo samatabixiyo dadka la waayay xogtooda maadaama aanay jirin Isgaarsiin toos ah oo gobolkaas si joogta ah looga helayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 8 Jan 2025 {CBB} \u2014Qaar kamid ah Militariga Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa goobaha Caafimaad ee xeryahooda ku yaalla ku shubay dhiig lagu badbaadinayo dadkii ku dhaawacmay dhul-gariirkii cuslaa ee ku dhuftay qaybo kamid ah Dalkaas. Waaxda Gaashaandhigga Shiinaha ayaa baahisay sawirrada qaar kamid ah Ciidamada Militariga Dalkaas oo maraya hubinta caafimaad iyo kuwa dhiigga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1897,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-1896","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1896","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1896"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1896\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1898,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1896\/revisions\/1898"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}