{"id":1905,"date":"2025-01-08T10:50:30","date_gmt":"2025-01-08T10:50:30","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1905"},"modified":"2025-01-08T10:50:30","modified_gmt":"2025-01-08T10:50:30","slug":"fanaanka-dayax-dalnuurshe-oo-xaaskiisa-muqdisho-ku-geeriyootay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1905","title":{"rendered":"Fanaanka Dayax Dalnuurshe oo Xaaskiisa Muqdisho ku geeriyootay"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 8 Jan 2025 {CBB} \u2014<\/strong>Ilaah ha u naxariistee waxaa barqonimadii maanta magaalada Muqdisho ku geeriyootay xaaskii fannaanka caanka ahaa Dayax Dalnuurshe , waxaana la sheegay xaaska fannaanka ee geeriyootay in maalmihii lasoo dhaafay ay xanuunsaneysay.<\/p>\n<p>Geerida Farxiya The Boss Lady , oo aheyd xaaska fannaan Dayax Dalnuurshe ayaa si weyn u qabsatay baraha bulshada, waxaana geerida gabadhan oo aheyd caan si weyn uga wada naxay dhammaan dadkii maqlay iyo dadkii ehelkeeda ahaa.<\/p>\n<p>Madax hore, kuwa xilal haya, siyaasiyiin, fannaaniin iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed , ayaa si weyn uga tacsiyadeeyay geerida ku timid ilaah ha u naxariistee xaaska fannaan Dayax Dalnuurshe oo ah fannaan reer Muqdisho ah si weyna loo yaqaan.<\/p>\n<p>Geerida gabadhan , ayaa noqotay midda ugu saameynta iyo hadalheynta badan ee dhacda sannadkan bilowga ah, waxaana baraha bulshada meel walbo taala tacsida marxuumad Farxiyo oo aheyd gabar bulshada Soomaaliyeed ay si weyn u yaqaaneen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 8 Jan 2025 {CBB} \u2014Ilaah ha u naxariistee waxaa barqonimadii maanta magaalada Muqdisho ku geeriyootay xaaskii fannaanka caanka ahaa Dayax Dalnuurshe , waxaana la sheegay xaaska fannaanka ee geeriyootay in maalmihii lasoo dhaafay ay xanuunsaneysay. Geerida Farxiya The Boss Lady , oo aheyd xaaska fannaan Dayax Dalnuurshe ayaa si weyn u qabsatay baraha bulshada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1906,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1905","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1907,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1905\/revisions\/1907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}