{"id":1925,"date":"2025-01-10T16:03:19","date_gmt":"2025-01-10T16:03:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1925"},"modified":"2025-01-10T16:03:19","modified_gmt":"2025-01-10T16:03:19","slug":"mw-ku-xigeenka-puntland-oo-sheegay-in-ay-dhisayaan-waddooyin-fududeeya-badeecadaha-kasoo-dega-dekadda-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1925","title":{"rendered":"MW Ku xigeenka Puntland oo sheegay in ay dhisayaan waddooyin fududeeya Badeecadaha kasoo dega Dekadda Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 10 Jan 2025 {CBB} \u2014<\/strong>Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-Goboleedka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo ka qaybgalay shir looga hadlay horumarinta iyo dib u dhiska waddooyinka Deegaannada Dowlad-Goboleedkaas si sare loogu qaado dhaqaalaha soo gala Maamulkaas.<\/p>\n<p>Ilyaas ayaa tilmaamay in aanay Dowlad-Goboleedka Puntland u sahlanayn in ay lacag Deyn ah soo qaadato si ay ugu dhisto waddooyinka waa weyn ee socodka fududeeya balse ay xoogga saarayaan isku celcelinta dakhliga gudaha kasoo baxa.<\/p>\n<p>Lugatoor ayaa xusay in ka Dowlad-Goboleed ahaan in ay ka go\u2019an tahay xoojinta fursadaha dhaqaale ee ka dhex muuqda badeecadaha kasoo dega Dekedda Magaalada Boosaaso Xarunta Gobolka Bari ee isbaddelka ka jiro.<\/p>\n<p>Dekedda Garacad ayuu sheegay in sanadkaan 2025 dhisayaan si Marsooyinka ay kusoo xirtaan Maraakiibta &amp; Doomaha ay usii kordhisaan, tallaabadaas ayuu ku sifeeyay in ay qayb ka noqonayaan in dhaqaalaha uu kor u qaadmo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 10 Jan 2025 {CBB} \u2014Madaxweyne ku xigeenka Dowlad-Goboleedka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo ka qaybgalay shir looga hadlay horumarinta iyo dib u dhiska waddooyinka Deegaannada Dowlad-Goboleedkaas si sare loogu qaado dhaqaalaha soo gala Maamulkaas. Ilyaas ayaa tilmaamay in aanay Dowlad-Goboleedka Puntland u sahlanayn in ay lacag Deyn ah soo qaadato si ay ugu dhisto [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1926,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1925","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1925","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1925"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1925\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1928,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1925\/revisions\/1928"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1926"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1925"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1925"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1925"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}