{"id":1933,"date":"2025-01-11T06:30:27","date_gmt":"2025-01-11T06:30:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1933"},"modified":"2025-01-12T06:35:17","modified_gmt":"2025-01-12T06:35:17","slug":"maxaa-ka-soo-baxay-kulan-ay-yeesheen-wasiiradda-arrimaha-dibadda-soomaaliya-masar-iyo-eretariya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1933","title":{"rendered":"Maxaa ka soo baxay kulan ay yeesheen Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Masar iyo Eretariya?"},"content":{"rendered":"<p><strong>sabtii 11` Jan 2025 {CBB} \u2014<\/strong>Wasiiradda Arrimaha Dibadda dalalka Soomaaliya, Masar, iyo Ereteriya ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa looga hadlay iskaashiga saddex geesoodka ah ee saddexda dal iyo sii amba qaadida qoddobadii hore looga wada hadlay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Sidoo kale, dhinacyada ayaa sheegay in ay ka shaqeyn doonaan sidii loo ixtiraami lahaa Madaxbannaanida iyo Midnimada dalka.<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaan markasta garab taagannahay in la ilaaliyo midnimada iyo madaxbannaanida Soomaaliya, si loo xaqiijiyo amniga gobolka Geeska Afrika\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badar Abdilady.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macalim Fiqi ayaa dhigiisa dalalka Masar iyo Eretariya ku casuumay in ay yimaadaan Magaalada Muqdisho, si ay u sii wadaan kulamada saddex geesoodka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>sabtii 11` Jan 2025 {CBB} \u2014Wasiiradda Arrimaha Dibadda dalalka Soomaaliya, Masar, iyo Ereteriya ayaa kulan gaar ah ku yeeshay magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay iskaashiga saddex geesoodka ah ee saddexda dal iyo sii amba qaadida qoddobadii hore looga wada hadlay. &nbsp; &nbsp; Sidoo kale, dhinacyada ayaa sheegay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1934,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1933","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1933","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1933"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1933\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1936,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1933\/revisions\/1936"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1934"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1933"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1933"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1933"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}