{"id":1940,"date":"2025-01-12T06:41:34","date_gmt":"2025-01-12T06:41:34","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1940"},"modified":"2025-01-12T06:42:05","modified_gmt":"2025-01-12T06:42:05","slug":"netanyahu-oo-qatar-u-diray-masuuliyiin-sare-si-ay-qayb-uga-noqdaan-wadahadalka-xabbad-joojinta-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1940","title":{"rendered":"Netanyahu oo Qatar u diray mas\u2019uuliyiin sare si ay qayb uga noqdaan wadahadalka Xabbad-joojinta Gaza"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 12` Jan 2025 {CBB} \u2014<\/strong>Israa\u2019iil ayaa diblumaasiyiin &amp; Saraakiil sare u dirtay Dalka Qatar si ay qayb uga noqdaan qorshaha lagu dhalinayo wadahadalka lagu gaarayo xabbad-joojinta Gaza iyo is dhaafsiga Maxaabiista Falastiin ay heysato iyo dadka rayidka ah ee Ciidanka Yuhuudda ah xirteen.<\/p>\n<p>Madaxa ugu sarreeeya Hay\u2019adda Sirdoonka ee Mossad ayaa kamid ah mas\u2019uuliyiinta u safartay dhinaca Magaalada Dooxa ee Xarunta Dalka Qatar, waxaa kale oo kasii horreeyay xubno kale oo kamid ah Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaare Benjamin Netanyahu.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Israa\u2019iil ayaa u muuqata in ay ka daashay daadinta dhiigga Falastiin oo aanay jirin cid ka celineysa maadaama si joogta ah maalin weliba ay hubka ay doonto ku garaacdo Magaalada Gaza iyo goobo kale oo Dhulka Falastiin ah.<\/p>\n<p>Yuhuudda qudheeda waxaa ku gaaray dagaalkaan waqtiga dheer socda jab culus oo waxa ay ku weysay saraakiil iyo ciidan muhiim u ahaa, halka sidoo kale laga gubay Gaadiid, Diyaarado &amp; agab kale oo muhiim u ahaa iyada oo aanay weli soo furan Maxaabiistii laga qabsaday Oktoobar 2023.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 12` Jan 2025 {CBB} \u2014Israa\u2019iil ayaa diblumaasiyiin &amp; Saraakiil sare u dirtay Dalka Qatar si ay qayb uga noqdaan qorshaha lagu dhalinayo wadahadalka lagu gaarayo xabbad-joojinta Gaza iyo is dhaafsiga Maxaabiista Falastiin ay heysato iyo dadka rayidka ah ee Ciidanka Yuhuudda ah xirteen. Madaxa ugu sarreeeya Hay\u2019adda Sirdoonka ee Mossad ayaa kamid ah mas\u2019uuliyiinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1941,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27],"tags":[],"class_list":["post-1940","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1940","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1940"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1940\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1943,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1940\/revisions\/1943"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1941"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1940"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1940"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1940"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}