{"id":1951,"date":"2025-01-13T07:19:35","date_gmt":"2025-01-13T07:19:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1951"},"modified":"2025-01-14T07:19:53","modified_gmt":"2025-01-14T07:19:53","slug":"wasiirka-amniga-xfs-iyo-wafdiga-uu-hoggaaminayo-oo-gaaray-magaalada-baqdaad-ee-dalka-ciraaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1951","title":{"rendered":"Wasiirka amniga XFS iyo wafdiga uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 13` Jan 2025 {CBB} \u2014<\/strong>Sidoo kale, safarka wasiirka iyo wafdigiisa ayaa la sheegay in uu qeyb ka yahay xoojinta xiriirka labada dal gaar ahaan dhinacyada iskaashiga amniga iyo la dagaalka ka dhanka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wafdigiisa ayaa la filaayaa in ay kulmo la yeelan doonaan mas\u2019uuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Ciraaq.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 13` Jan 2025 {CBB} \u2014Sidoo kale, safarka wasiirka iyo wafdigiisa ayaa la sheegay in uu qeyb ka yahay xoojinta xiriirka labada dal gaar ahaan dhinacyada iskaashiga amniga iyo la dagaalka ka dhanka Al-shabaab. Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag iyo wafdigiisa ayaa la filaayaa in ay kulmo la yeelan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1952,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1951","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1951"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1951\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1953,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1951\/revisions\/1953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}