{"id":1965,"date":"2025-01-18T09:34:53","date_gmt":"2025-01-18T09:34:53","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1965"},"modified":"2025-01-18T09:34:53","modified_gmt":"2025-01-18T09:34:53","slug":"muxuu-la-xiriira-safarka-madaxweyne-axmed-madoobe-ee-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1965","title":{"rendered":"Muxuu la xiriira safarka Madaxweyne Axmed Madoobe ee Kenya?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 18, Jan 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo dib u doorashadiisa ugu dambeysay ay kahor timid Dowladda Federaalka ayaa maanta u safray Magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka Kenya.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe oo dib u doorashadiisa laga joogo bil iyo saddex todobaad ayaa safarkiisii ugu horreysay maanta oo sabti ah uga ambabaxay Magaalada Nairobi halkaas oo kulamo kula qaadan doonno Mas\u2019uuliyiin katirsan Dalkaas, Ganacsato, duubabka dhaqanka &amp; Dad kale.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa Magaalada Nairobi waxa uu ka billaabi doonnaa kulamo looga hadlayo xaaladda Dowlad-Goboleedka Jubbaland, xiriirka xumaaday ee Dowladda Federaalka &amp; kaalmada beesha Caalamka siiso Maamulkiisa.<\/p>\n<p>Sida ay Mustaqbal u xaqiijiyeen ilo kala duwan, Madaxweyne Axmed Madoobe waxa uu Magaalada Nairobi kula kulmi doonnaa qaar kamid ah Odoyaasha dhaqanka ee jooga Magaaladaas si uu ugala hadlo khilaafka kala dhaxeeya Dowladda Dhexe.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 18, Jan 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo dib u doorashadiisa ugu dambeysay ay kahor timid Dowladda Federaalka ayaa maanta u safray Magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka Kenya. Axmed Madoobe oo dib u doorashadiisa laga joogo bil iyo saddex todobaad ayaa safarkiisii ugu horreysay maanta oo sabti ah uga ambabaxay Magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1966,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1965","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1965","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1965"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1965\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1967,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1965\/revisions\/1967"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1966"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1965"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1965"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1965"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}