{"id":1969,"date":"2025-01-19T11:11:06","date_gmt":"2025-01-19T11:11:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1969"},"modified":"2025-01-19T11:11:06","modified_gmt":"2025-01-19T11:11:06","slug":"xfs-oo-ganacsatada-la-kaashaneyso-dib-u-hirgelinta-warshadihii-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1969","title":{"rendered":"XFS oo Ganacsatada la kaashaneyso dib u hirgelinta Warshadihii Dalka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 19, Jan 2025 {CBB}<\/strong>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga &amp; Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi Daallo ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii Warshadihii Dalka uu lahaa dib loogu howlgelin lahaa.<\/p>\n<p>Cismaan Daallo ayaa sheegay in awoodda Dowladda Federaalka aanay ku dhicin in ay dusha saarato mas\u2019uuliyadda boqolkiiba boqol ay dib ugu hirgelineyso Warshadahaas balse fursadda ka faa\u2019iideysiga mudan ay tahay in Ganacsatada ay kaashadaan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dhulka, Qalabka &amp; waxyaabaha kale ee maamusho Dowladda Federaalka ayuu tilmaamay in ay shuraako kula noqonayaan Ganacsatada daneyneysa in ay dib u howlgeliyaan Warshadihii Dalka si ay qudhooda fursad halkaas uga helaan.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cDowladda Soomaaliya &amp; Ganacsatada Soomaaliyeed in ay shirko ku noqdaan xarumihii hore Warshadaha Dalka si ay u wada maalgashadaan, Dowladda waxa ay leedahay dhulka, qalabka halka Ganacsatada hantidooda ay leeyihiin, taasina waxa uu hadda horyaallaa Baarlamaanka oo mardhow ansixin doonno.\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Cismaan Maxamed Cabdi Daallo, Wasiir ku xigeenka Ganacsiga &amp; Warshadaha XFS.<\/p>\n<p>Dhibaatada ugu weyn ee Ganacsatada ka cabanayaan ayaa ah adeegga Korontada, waxa uu Cismaan Daallo sheegay in mardhow laga faa\u2019iideysan doonno tamarta laga helo ilayska Cadceedda oo laga maarmo dhaqaalaha badan ee ku baxaya matoorka lagu shubayo shidaalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 19, Jan 2025 {CBB}Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Ganacsiga &amp; Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi Daallo ayaa sheegay in Wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii Warshadihii Dalka uu lahaa dib loogu howlgelin lahaa. Cismaan Daallo ayaa sheegay in awoodda Dowladda Federaalka aanay ku dhicin in ay dusha saarato mas\u2019uuliyadda boqolkiiba boqol ay dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1970,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1969","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1969","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1969"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1969\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1971,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1969\/revisions\/1971"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1969"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1969"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1969"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}