{"id":1973,"date":"2025-01-19T09:12:07","date_gmt":"2025-01-19T09:12:07","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1973"},"modified":"2025-01-20T09:13:51","modified_gmt":"2025-01-20T09:13:51","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-kulan-la-qaatay-saraakiisha-ciidamada-qalabka-sida","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1973","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada qalabka sida"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 19, Jan 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxwaynaha ayaa kulamo la qaatay mas\u2019uuliyiinta kala ah:- Wasiiru dowladaha Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Hay\u2019adda Nabad Sugidda, si loo dardargeliyo howlgallada ka dhanka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxwaynaha ayaa warbixinno ka dhageystay hoggaanka Ciidamada Qaranka, arrimo ku saabsan xaaladda guud ee amniga dalka, dagaalka lagula jiro Al-shabaab iyo sidii loo sii xoojin lahaa.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bogaadiyey daddaallada ay wadaan Ciidamada xoogga dalka ee dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa muddooyinkii dambe wadday dedaallo la xiriira dhisiidda cidamada xagga saanadda iyo tababarada, si loo dardargeliyo howlgallada ka dhanka Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 19, Jan 2025 {CBB}Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Madaxwaynaha ayaa kulamo la qaatay mas\u2019uuliyiinta kala ah:- Wasiiru dowladaha Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Hay\u2019adda Nabad Sugidda, si loo dardargeliyo howlgallada ka dhanka Al-shabaab. Sidoo kale, Madaxwaynaha ayaa warbixinno ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1974,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1973","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1973","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1973"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1973\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1977,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1973\/revisions\/1977"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}