{"id":1989,"date":"2025-01-24T08:23:51","date_gmt":"2025-01-24T08:23:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1989"},"modified":"2025-01-24T08:23:51","modified_gmt":"2025-01-24T08:23:51","slug":"xamaas-oo-maanta-la-filayo-in-ay-sii-dayso-qaar-ka-mid-ah-israaiiliyiinta-u-afduuban","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=1989","title":{"rendered":"Xamaas oo maanta la filayo in ay sii dayso qaar ka mid ah Israa\u2019iiliyiinta u afduuban"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 24,Jan 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Xamaas ayaa sheegtay in ay maanta sii doonto qaar ka mid ah Israa\u2019iiliyiinta ay afduubka u haystaan, taasoo qayb ka ah heshiiskii xabbad joojinta ee Qasa. Waxaa la filayaa inay noqdaan afar dumar ah oo isugu jira askar iyo dad rayid ah.<\/p>\n<p>Israa\u2019iil dhankeeda ayaa la filayaa in barri oo sabtida ah, ay sii deyso ilaa boqol iyo siddeetan dumar ah oo Falastiiniyiin ah oo maxaabiis ah.<\/p>\n<p>Xamaas ayaa sidoo kale lagu wadaa in ay Israa\u2019iil siiso macluumaadka ku saabsan cidda nool ee ka mid ah liiska soddonka la haystayaasha ee haray ee la filayo in la sii daayo lixda toddobaad ee ugu horreeya ee xabbad joojinta.<\/p>\n<p>Sido kale maalinta sabtida ah, kumanaan kun oo barakacayaal ah ayaa lagu wadaa in ay dib ugu laabtaan waqooyiga Qasa iyadoo ciidamada Israa\u2019iilna ay ka baxayaan Qasa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 24,Jan 2025 {CBB}\u00a0Xamaas ayaa sheegtay in ay maanta sii doonto qaar ka mid ah Israa\u2019iiliyiinta ay afduubka u haystaan, taasoo qayb ka ah heshiiskii xabbad joojinta ee Qasa. Waxaa la filayaa inay noqdaan afar dumar ah oo isugu jira askar iyo dad rayid ah. Israa\u2019iil dhankeeda ayaa la filayaa in barri oo sabtida ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":1990,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-1989","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=1989"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1992,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/1989\/revisions\/1992"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/1990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=1989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=1989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=1989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}