{"id":2035,"date":"2025-02-02T11:21:51","date_gmt":"2025-02-02T11:21:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2035"},"modified":"2025-02-02T11:21:51","modified_gmt":"2025-02-02T11:21:51","slug":"rw-xamsa-oo-kulan-la-qaatay-guddi-hoosaadka-golaha-wasiirrada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2035","title":{"rendered":"RW Xamsa oo Kulan la Qaatay Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 02, Feb 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Siyaasadda loo dhanyahay, waxaa kulankaan diiradda lagu saaray dardargelinta taageeridda Doorashada &amp; dhammeystirka Dastuurka Dalka.<\/p>\n<p>Xamsa Cabdi Barre ayaa warbixin ka dhageystay guddigaan oo soo bandhigay dedallada lagu hirgelinayo doorashooyinka Dalka si loo saldhigo Doorasho qof iyo cod ah oo dhammaan dhinacyada daneynaya uwada furan.<\/p>\n<p>Waxa uu faray Xubnaha Golaha Wasiirrada ee ku jira Guddi Hoosaadka siyaasadda loo dhanyahay in ay dardargeliyaan kaalintooda ku aaddan hirgelinta iyo fududeynta waxyaabaha loo baahan yahay si ay u hirgasho Doorashada.<\/p>\n<p>\u201cGuddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS), waxa uu u madax-bannaan yahay qabashada dhammaan doorashooyinka heer walba, iyada oo Xukuumadda waajib ka saaran yahay taageeridda guddiga, si uu dalka uga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.\u201d Ayuu yiri RW Xamsa Cabdi Barre<\/p>\n<p>\u201cDhammaan hay\u2019addaha dowladda ee ku shaqada leh taageeridda guddiga waxaan farayaa in ay dardargeliyaan mas\u2019uuliyadaha kaga soo aaday hawlaha doorashada.\u201d Ayuu hadalkiisa sii raaciyay Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre<\/p>\n<p>Waxaa socda qorshaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya lagu horgeynayo cutubyada 5aad ilaa 9aad ee Dastuurka Dalka, marka uu furmo fadhiga Baarlamaanka 11aad Maalmaha soo socda ayaa laga shaqeyn doonnaa cutubyadaas sida qorshaha uu yahay.<\/p>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\">\n<div class=\"a2a_kit a2a_kit_size_32 addtoany_list\" data-a2a-url=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/2025\/02\/02\/rw-xamsa-oo-kulan-la-qaatay-guddi-hoosaadka-golaha-wasiirrada\/\" data-a2a-title=\"RW Xamsa oo Kulan la Qaatay Guddi Hoosaadka Golaha Wasiirrada\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 02, Feb 2025 {CBB}\u00a0Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Siyaasadda loo dhanyahay, waxaa kulankaan diiradda lagu saaray dardargelinta taageeridda Doorashada &amp; dhammeystirka Dastuurka Dalka. Xamsa Cabdi Barre ayaa warbixin ka dhageystay guddigaan oo soo bandhigay dedallada lagu hirgelinayo doorashooyinka Dalka si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2036,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2035","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2035"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2037,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2035\/revisions\/2037"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}