{"id":2043,"date":"2025-02-03T06:48:17","date_gmt":"2025-02-03T06:48:17","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2043"},"modified":"2025-02-05T06:49:53","modified_gmt":"2025-02-05T06:49:53","slug":"madaxweyne-xasan-shiikh-oo-dib-ugu-soo-celiyay-xuquuqda-iyo-darajada-ciidan-ee-gaashaanle-ibraahim-macalin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2043","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Shiikh oo dib ugu soo celiyay Xuquuqda iyo Darajada Ciidan ee Gaashaanle Ibraahim Macalin."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 3, Feb 2025 {CBB} <\/strong>Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wareegto uu soo saaray dib ugu soo celiyay dhamaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee Gaashaanle Sare Ibraahim Macalin Cabdullaahi uu ku lahaa Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka.<\/p>\n<p>Wareegtada kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu dib u soo celiyay darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee Gaashaanle Sare Ibraahim Macalin Cabdullaahi, taasoo ku saleeysan xeer Madaxweyne si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka Kumeel gaarka ah.<\/p>\n<p>Talaabadaan dib loogu soo celiyay xuquuqdiisa iyo darajooyinkiisa ciidan Gaashaanle Sare Ibraahim Macalin Cabdullaahi ayaa timid, kadib markii uu Gaashaanlaha uu codsi u gudbistay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>\u201cGaashaanle Sare Ibraahim ayaa xaq u yeelanaayo dhammaan xuquuqda ciidan ee sharciga uu u oggolyahay, laga bilaabo maanta oo la saxiixay xeerkan Madaxweyne, iyada oo xeerkani uu baab\u2019inayo dhammaan wixii xeer ah oo ka horreeyey\u201d ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Gaashaanle Sare Ibraahim Macalin Cabdullaahi ayaa horay waxaa darajadiisa iyo xaquuqdiisa ciidan uga qaaday dowladdii hore ee uu madaxweynaha ka ahaa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 3, Feb 2025 {CBB} Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wareegto uu soo saaray dib ugu soo celiyay dhamaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan ee Gaashaanle Sare Ibraahim Macalin Cabdullaahi uu ku lahaa Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka. Wareegtada kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha ayaa lagu sheegay in madaxweyne Xasan Sheekh uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2044,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2043","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2043","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2043"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2043\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2045,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2043\/revisions\/2045"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2044"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2043"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2043"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2043"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}