{"id":2066,"date":"2025-02-06T10:20:16","date_gmt":"2025-02-06T10:20:16","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2066"},"modified":"2025-02-06T10:20:16","modified_gmt":"2025-02-06T10:20:16","slug":"dowladda-federaalka-oo-sheegtay-in-ay-kaalin-ka-qaadaneyso-howlgallada-ay-ciidamada-puntland-ka-wadaan-gobolka-bari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2066","title":{"rendered":"Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay kaalin ka qaadaneyso howlgallada ay Ciidamada Puntland ka wadaan gobolka Bari"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamis 6, Feb 2025 {CBB}<\/strong>Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaad laha ahaa, iyaga oo uga wada hadlay xaaladda guud ee dalka.<\/p>\n<p>Golaha ayaa dhageystay warbixin ku saabsan guulaha ay ciidamada Puntland ka gaareen dagaalka ka dhanka ah Daacish oo ay ka wadaan Buuraha Caalmiskaad ee gobolka Bari.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p><strong>\u201cGolaha ayaa go\u2019aamiyay in hey\u2019adaha dowladda ay mid walba qaadato doorkeeda waxtarka ah ee kaga aadan garab istaagga ciidamada iyo shacabka Puntland ee dagaalka kula jira cadowga\u201d<\/strong>\u00a0ayaa lagu yiri qoraal kooban oo ka soo baxay Golaha Wasiiradda.<\/p>\n<p>Ciidamada Amniga Puntland ayaa maalmihii la soo dhaafay howlgallo ka dhanka ah ururka Daacish ka waday buuraha Caalmiskaad ee gobolka Bari, halkaasi oo ay sheegeen in ay ku dileen xubno Ajanabi ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale, goobaha ay ciidamada howlgallada ka wadaan waxaa ka dhacaayay duqeymo lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen xubnaha Daacish.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamis 6, Feb 2025 {CBB}Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankooda toddobaad laha ahaa, iyaga oo uga wada hadlay xaaladda guud ee dalka. Golaha ayaa dhageystay warbixin ku saabsan guulaha ay ciidamada Puntland ka gaareen dagaalka ka dhanka ah Daacish oo ay ka wadaan Buuraha Caalmiskaad ee gobolka Bari. \u201cGolaha ayaa go\u2019aamiyay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2067,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2066","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2066"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2066\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2069,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2066\/revisions\/2069"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2067"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}