{"id":2096,"date":"2025-02-08T06:58:17","date_gmt":"2025-02-08T06:58:17","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2096"},"modified":"2025-02-09T06:58:32","modified_gmt":"2025-02-09T06:58:32","slug":"doowladda-oo-sii-daaysay-lammaane-ku-eedeysana-in-ay-ka-tirsanaayeen-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2096","title":{"rendered":"Doowladda oo Sii Daaysay lammaane ku eedeysana in ay ka tirsanaayeen AS."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 08-02-2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sii deysay Xafso Maxamed Macalin iyo Abshir Aadan Maxamed oo ah lammaane ku eedeysana in ay ka tirsanaayeen AS.<\/p>\n<p>Abshir ayaa ka soo baxay AS, isaga oo u yimid magaalada Muqdisho Xaaskiisa oo Xafso oo u xirneyd Dowladda Soomaaliya, xilli ay u socotay magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Ka dib maalmo ay xirnaayeen Maxkamadda ayaa go\u2019aamisay in xurriyadooda dib loogu celiyo, isla markaasna ay is guursadaan.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah mas\u2019uuliyiinta oo uu kamid yahay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga, Cumar Cali Cabdi ayaa ku sugnaa goobta ay ku midoobeen Lamaanaha.<\/p>\n<p>\u201cAbshir waa nin dhalinyarro ah, waana la marin habaabiyay balse hadda waxaa uu arkay in hadda ay dowladnimo jirto\u201d ayuu yiri Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhiga.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Mas\u2019uuliyiinta ayaa taageero dhaqaale siiyay lamaanahan, iyaga oo ugu baaqay in ay guurkooda dhammeystiraan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 08-02-2025 {CBB}\u00a0Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa sii deysay Xafso Maxamed Macalin iyo Abshir Aadan Maxamed oo ah lammaane ku eedeysana in ay ka tirsanaayeen AS. Abshir ayaa ka soo baxay AS, isaga oo u yimid magaalada Muqdisho Xaaskiisa oo Xafso oo u xirneyd Dowladda Soomaaliya, xilli ay u socotay magaalada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2097,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2096","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2096","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2096"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2096\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2099,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2096\/revisions\/2099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2097"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2096"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2096"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2096"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}