{"id":2113,"date":"2025-02-09T17:55:19","date_gmt":"2025-02-09T17:55:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2113"},"modified":"2025-02-09T17:55:19","modified_gmt":"2025-02-09T17:55:19","slug":"sawiro-madaxweyne-xasan-oo-booqday-ciidamadii-kusoo-dhaawacmay-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2113","title":{"rendered":"Sawiro;-Madaxweyne  Xasan oo Booqday Ciidamadii Kusoo Dhaawacmay Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 09-02-2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caafimaad ee dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa halyeeyada xaq u dirirka ah ee Macawisleey ee ku jiraa Isbitaallada Xoogga dalka iyo qaar kamid ah isbitaallada magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa mid mid u dul istaagay dhaawacyada ciidamadan oo xaaladdooda caafimaad ay soo hagaagayso, waxa uuna u xaqiijiyey in dowladdu ay ku bixin doonto dadaal kasta sidii ay u heli lahaayeen daryeel caafimaad oo dhammaystiran.<\/p>\n<p>\u201cDowladdiinnu waxa ay idiin ballan-qaadeysaa in ay bixiso dadaal kasta oo wax looga qabanayo caafimaadkiinna. Waxaad tihiin halyeeyo abaal gashanaya dadkooda iyo dalkooda, waxaadna ku taagantihiin waddada xaqa ah ee aad dadkiina ku badbaadinaysaan\u201d.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_5_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Dhanka kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kormeeray hannaanka shaqo, agabka iyo adeegyada uu bixiyo Isbitalka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, isaga oo warbixin ka dhageystay Taliyaha CXDS Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, Hoggaanka Caafimaadka Ciidanka iyo Agaasinta Isbitaalka oo soo bandhigay qorshaha horumarinta adeeyada Isbitaalka iyo baahiyaha hadda jira.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2114\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC4-1536x1023-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC4-1536x1023-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC4-1536x1023-1-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC4-1536x1023-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC4-1536x1023-1-631x420.jpg 631w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC4-1536x1023-1-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC4-1536x1023-1-640x426.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC4-1536x1023-1-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC4-1536x1023-1.jpg 1536w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2115\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/md-XASAN-1536x1023-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/md-XASAN-1536x1023-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/md-XASAN-1536x1023-1-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/md-XASAN-1536x1023-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/md-XASAN-1536x1023-1-631x420.jpg 631w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/md-XASAN-1536x1023-1-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/md-XASAN-1536x1023-1-640x426.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/md-XASAN-1536x1023-1-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/md-XASAN-1536x1023-1.jpg 1536w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2116\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAWAC-HIIRAAN1-696x464-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAWAC-HIIRAAN1-696x464-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAWAC-HIIRAAN1-696x464-1-630x420.jpg 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAWAC-HIIRAAN1-696x464-1-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAWAC-HIIRAAN1-696x464-1-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAWAC-HIIRAAN1-696x464-1-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAWAC-HIIRAAN1-696x464-1.jpg 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2117\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAAWAC-HIIRAAN2-696x464-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAAWAC-HIIRAAN2-696x464-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAAWAC-HIIRAAN2-696x464-1-630x420.jpg 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAAWAC-HIIRAAN2-696x464-1-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAAWAC-HIIRAAN2-696x464-1-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAAWAC-HIIRAAN2-696x464-1-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAAWAC-HIIRAAN2-696x464-1.jpg 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-2118\" src=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC3-696x464-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC3-696x464-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC3-696x464-1-630x420.jpg 630w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC3-696x464-1-537x360.jpg 537w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC3-696x464-1-640x427.jpg 640w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC3-696x464-1-681x454.jpg 681w, https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DHAAWAC3-696x464-1.jpg 696w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 09-02-2025 {CBB}\u00a0Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeeray xaaladda caafimaad ee dhaawacyada Ciidamada Qaranka iyo kuwa halyeeyada xaq u dirirka ah ee Macawisleey ee ku jiraa Isbitaallada Xoogga dalka iyo qaar kamid ah isbitaallada magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa mid mid u dul istaagay dhaawacyada ciidamadan oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2115,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2113","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2113","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2113"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2119,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2113\/revisions\/2119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2115"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}