{"id":2130,"date":"2025-02-10T06:18:06","date_gmt":"2025-02-10T06:18:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2130"},"modified":"2025-02-11T06:21:32","modified_gmt":"2025-02-11T06:21:32","slug":"wasiirka-maaliyadda-xfs-oo-magaalada-dubia-kaga-qeyb-galay-shirka-heyadaha-maaliyadda-ee-dalalka-carabta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2130","title":{"rendered":"Wasiirka Maaliyadda XFS oo Magaalada Dubia Kaga Qeyb galay Shirka Hey\u2019adaha Maaliyadda ee Dalalka Carabta"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 10-02-2025 {CBB}<\/strong>Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige, ayaa ka qeyb galay Shirka Sanadlaha ah ee Hey\u2019adaha Maaliyadda dalalka Carabta,Qeybta Horumarinta Dhaqaalaha Meertadiisii 9-aad oo lagu qabanayo Magaalada Dubai.<\/p>\n<p>Wasiirka Biixi Imaan Cige ayaa furitaankii shirka khudbad ka jeediyay, isaga oo diiradda ku saaray arrimaha horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya iyo qorshayaasha maalgalineed ee mudnaanta gaarka ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiirka ayaa xusay sida Dowladda Soomaaliya ay uga go\u2019an tahay hannaanka dib-u-habeynta Maaliyadda iyo casriyeynta ilaha dakhliga gudaha.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Shirkaan ayaa waxaa \u00a0khudbad ka jeedisay Kristalina Georgieva oo ah Madaxa Guud ee Hey\u2019adda Lacagta Adduunka IMF, iyada oo dalalka carbeed ugu baaqday in ay abuuraan fursado dhaqaale oo lagu xoojinayo hannaankaka soo kabashada Aafooyinka si \u00a0fursado looga dhigayo bulshooyinka soo koraya.<\/p>\n<p>Shirkaan ayaa ah mid sannadla ah oo ay isugu yimaadaan Hey\u2019adaha Maaliyadda dalalka Carabta, isaga oo Meertadiisii 9-aad oo lagu qabtay Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta; iyada oo uu barbar socday \u00a0kulanka Sanadlaha ah ee Dowladaha Adduunka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 10-02-2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige, ayaa ka qeyb galay Shirka Sanadlaha ah ee Hey\u2019adaha Maaliyadda dalalka Carabta,Qeybta Horumarinta Dhaqaalaha Meertadiisii 9-aad oo lagu qabanayo Magaalada Dubai. Wasiirka Biixi Imaan Cige ayaa furitaankii shirka khudbad ka jeediyay, isaga oo diiradda ku saaray arrimaha horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya iyo qorshayaasha maalgalineed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2131,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2130","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2130","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2130"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2130\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2132,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2130\/revisions\/2132"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2131"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2130"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2130"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2130"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}