{"id":2183,"date":"2025-02-15T07:32:44","date_gmt":"2025-02-15T07:32:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2183"},"modified":"2025-02-15T07:32:44","modified_gmt":"2025-02-15T07:32:44","slug":"maxay-kawada-hadleen-mw-soomaaliya-rw-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2183","title":{"rendered":"Maxay kawada hadleen MW Soomaaliya &#038; RW Itoobiya?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti, 15 Feb 2025 {CBB}<\/strong>Magaalada Addis Ababa waxaa ku kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo is aragoodu noqonaya kii labaad oo sanadkaan 2025 isla magaaladaan ku yeeshaan.<\/p>\n<p>Kulanka waxaa diiradda lagu saaray sidii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si rasmi ah ugu dhawaaqi lahayd in Ciidamada Itoobiyaanka ah ay qayb ka noqdeen howlgalka loo fasaxay AUSSOM balse aan lagu dhawaaqin si lamid ah Dowladaha kale.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Sidoo kale waxa ay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud &amp; Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya diiradda saareen sidii ay isaga kaashan lahaayene la dagaalanka waxa loogu yeero \u2018Argagixisada\u2019 iyo adkaynta deris wanaagga.<\/p>\n<p>Qoraal lagu daabacay barta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ay isku soo hadal qaadeen in labada Dal midba midka kale uu xushmeeyo madaxbannaanidiisa.<\/p>\n<p>Xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya oo muddo sanad ah go\u2019naa ayaa si tartiib-tartiib ah dib ugu soo laabanayay wixii ka dambeeyay horraantii Deseembar 2024 kaddib wadahadalkii labada dhinac ku dhexmaray Dalka Turkiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti, 15 Feb 2025 {CBB}Magaalada Addis Ababa waxaa ku kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo is aragoodu noqonaya kii labaad oo sanadkaan 2025 isla magaaladaan ku yeeshaan. Kulanka waxaa diiradda lagu saaray sidii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay si rasmi ah ugu dhawaaqi lahayd in Ciidamada Itoobiyaanka ah ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2184,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2183","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2183","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2183"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2183\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2185,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2183\/revisions\/2185"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2184"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2183"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2183"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2183"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}