{"id":2187,"date":"2025-02-16T06:56:06","date_gmt":"2025-02-16T06:56:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2187"},"modified":"2025-02-17T07:03:01","modified_gmt":"2025-02-17T07:03:01","slug":"maxay-ka-wada-hadleen-madaxweyne-cali-guudlaawe-iyo-taliyaha-ciidanka-xoogga-odowaa-yuusuf-raagge","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2187","title":{"rendered":"Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Odowaa Yuusuf Raagge?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad , 16 Feb 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta xafiisksa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka (Grenal) Odowaa Yuusuf Raagge.<\/p>\n<p>Taliyaha \u00a0iyo Madaxwene Cali Guudlaawe ayaa ka wada hadlay arrimaha la xiriira hawlgallada ka dhanka Al-shabaab iyo halka maryaan, gaar ahaan kuwa ka socda Goblka Hiiraan kuwaas ay qeyb ka yihiin Ciidamada Deegaanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Taliye Odowaa Yuusuf Raage ayaa warbixin ka siiyay madaxweynaha sida ay u socdaan howgallada ay ka qeyb qaadanayaan Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee ka socda Hirshabeelle.<\/p>\n<p><em><strong>\u201cRabbi ha idin ku guuleeyo dadaalka iyo kaalinta naf-hurnimada ah ee ka dhanka ah Al-shabaab\u201d.<\/strong>\u00a0<\/em>ayuu yiri, Madaxweynaha DG Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe.<\/p>\n<p>Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa tilmaamay in la joogo waqtigii guusha, kaddib dagaal adag oo lagula jir Al-shabaab, iyada oo uu kulanka Taliyaha iyo Madaxweynaha ku soo aadayo xilli Goblka Hiraan dib ugu billawday Hawlgallada dagaalka Al-shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad , 16 Feb 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa maanta xafiisksa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka (Grenal) Odowaa Yuusuf Raagge. Taliyaha \u00a0iyo Madaxwene Cali Guudlaawe ayaa ka wada hadlay arrimaha la xiriira hawlgallada ka dhanka Al-shabaab iyo halka maryaan, gaar ahaan kuwa ka socda Goblka Hiiraan kuwaas ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2188,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2187","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2187","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2187"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2187\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2189,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2187\/revisions\/2189"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2188"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2187"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2187"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2187"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}