{"id":2193,"date":"2025-02-17T07:07:21","date_gmt":"2025-02-17T07:07:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2193"},"modified":"2025-02-17T07:07:21","modified_gmt":"2025-02-17T07:07:21","slug":"soomaaliya-itoobiya-oo-markale-kuwada-hadlaya-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2193","title":{"rendered":"Soomaaliya &#038; Itoobiya oo markale kuwada hadlaya Turkiga"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isnin, 17 Feb 2025 {CBB}<\/strong>Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga waxaa ku sugan wufuud ka kala socota Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya si ay uga wada hadlaan arrimo farsamo ee lagu dhammeystirayo baaqii Deseembar 2024 ee lagu dejiyay xiisadda labada Dal.<\/p>\n<p>Wafdiga ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulamo gaar gaar ah la qaadan doonna Madaxda Dalka Turkiga ee dhexdhexaadinta wada kahor inta uusan billaaban wadahadalka tooska ah ee Itoobiya ku wajahayaan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanta iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daa\u2019uud Aweys Jaamac oo qoraal soo dhigay bartiisa X (Twitter) ayaa sheegay in kulankaan lagu xoojinayo xiriirka diblumaasi, nabadda &amp; adkeynta baaqii Ankara.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWafdiga Soomaaliya waxa uu Ankara u yimid ka qaybgalka wareegga koowaad ee shirka farsamada ee Soomaaliya &amp; Itoobiya si loo xoojiyo ama loo hor mariyo baaqii Ankara, Soomaaliya waxa ay xoogga saareysaa Nabadda, adkeynta hannaanka diblumaasi oo ku dhisan is afgarad iyo is ixtiraam\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka &amp; Dalxiiska XFS.<\/p>\n<p>Soomaaliya &amp; Itoobiya ayaa kulamo kala duwan ka yeeshay wixii ka dambeeyay Deseembar 2024 oo wadahadal ay isugu soo dhawaadeen labada Dal ay yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isnin, 17 Feb 2025 {CBB}Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga waxaa ku sugan wufuud ka kala socota Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya si ay uga wada hadlaan arrimo farsamo ee lagu dhammeystirayo baaqii Deseembar 2024 ee lagu dejiyay xiisadda labada Dal. Wafdiga ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa kulamo gaar gaar ah la qaadan doonna Madaxda Dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2194,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-2193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2193"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2195,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2193\/revisions\/2195"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2194"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}