{"id":2223,"date":"2025-02-20T06:47:15","date_gmt":"2025-02-20T06:47:15","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2223"},"modified":"2025-02-22T06:48:30","modified_gmt":"2025-02-22T06:48:30","slug":"soomaaliya-iyo-turkiga-oo-ka-wada-hadlay-iskaashiga-la-dagaallanka-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2223","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay iskaashiga la dagaallanka AS."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 20, Feb 2025 {CBB} <\/strong>Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa dalka Turkiga mudane Ya\u015far G\u00fcler ayaa xarunta Wasaaradda Difaaca dalkaasi ku yeeshay wada hadallo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga la dagaallanka argagixisada iyo horumarinta tababarrada Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Kulanka oo diiradda lagu saaray wada shaqeyn qoto dheer iyo iskaashi adag oo gacan ka geysta nabadda iyo xasilloonida mustaqbalka fog<\/p>\n<p>Sidoo kale\u00a0 wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga Cabdulqaadir Mamaxed Nuur, waxa uu kaga mahadceliyay Jamhuuriyadda aan Walaalaha nahay ee Turkiga taageerada joogtada ah ee ay ku bixiyaan dagaalka aan kula jirno argagixisada, kaasoo muhiim u ah xaqiijinta xasilloonida iyo ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"addtoany_share_save_container addtoany_content addtoany_content_bottom\">\n<div class=\"a2a_kit a2a_kit_size_32 addtoany_list\" data-a2a-url=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/2025\/02\/20\/soomaaliya-iyo-turkiga-oo-ka-wada-hadlay-iskaashiga-la-dagaallanka-as\/\" data-a2a-title=\"Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay iskaashiga la dagaallanka AS.\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 20, Feb 2025 {CBB} Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa dalka Turkiga mudane Ya\u015far G\u00fcler ayaa xarunta Wasaaradda Difaaca dalkaasi ku yeeshay wada hadallo ku saabsan xoojinta xiriirka labada dal, iskaashiga la dagaallanka argagixisada iyo horumarinta tababarrada Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed. Kulanka oo diiradda lagu saaray wada shaqeyn qoto dheer iyo iskaashi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2224,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2223","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2223","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2223"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2223\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2225,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2223\/revisions\/2225"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2224"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2223"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2223"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2223"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}