{"id":2229,"date":"2025-02-21T06:49:39","date_gmt":"2025-02-21T06:49:39","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2229"},"modified":"2025-02-22T06:50:41","modified_gmt":"2025-02-22T06:50:41","slug":"dowlada-somalia-oo-ka-hadashay-soomaalida-xukunka-dilka-ah-ugu-xiran-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2229","title":{"rendered":"Dowlada Somalia oo ka Hadashay Soomaalida Xukunka Dilka ah ugu xiran Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 21, Feb 2025 {HMC}<\/strong>\u00a0 Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa qoraal ay soo saartay uga hadashay maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Boqortooyada Sucuudiga, kuwaas oo qaarkood ku xukuman dil toogasho ah.<\/p>\n<p>Maxaabiistan oo gaareysay 45 ayaa mid ka mid ah la daldalay maalmo ka hor, halka inta hartay ay dil sugayaal waxaana lagu helay sida dowlada Boqortooyada Sacuudigu sheegtay iney dalkaas galiyeen daroogo.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKHRISO QORAALLKA WASAARADA<\/strong><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/DF-oo-ka-hadashay-Soomaalida-xukunka-dilka-ah-ugu-xiran-Sacuudiga-212x300.jpg\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 21, Feb 2025 {HMC}\u00a0 Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa qoraal ay soo saartay uga hadashay maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran Boqortooyada Sucuudiga, kuwaas oo qaarkood ku xukuman dil toogasho ah. Maxaabiistan oo gaareysay 45 ayaa mid ka mid ah la daldalay maalmo ka hor, halka inta hartay ay dil [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2230,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2229","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2229","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2229"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2229\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2231,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2229\/revisions\/2231"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2229"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2229"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2229"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}