{"id":2245,"date":"2025-02-22T07:04:42","date_gmt":"2025-02-22T07:04:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2245"},"modified":"2025-02-22T07:04:42","modified_gmt":"2025-02-22T07:04:42","slug":"dagaalkii-ceel-cali-axmed-dfs-oo-shaacisay-magacyada-horjoogayaasha-as-ee-looga-dilay-g-sh-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2245","title":{"rendered":"Dagaalkii ceel cali axmed:-DfS oo shaacisay magacyada horjoogayaasha As ee looga dilay G\/Sh\/Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 22, Feb 2025 {CBB}<\/strong>Taliska Ciidanka xooga oo war ka soo saaray dagaalkii maalin ka hor ka dhacay Deegaanka Ceel Cali Axmed ee gobolka Sh\/dhexe, kadib markii weerar ku bilowday qaraxyo ay ku qaaday kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>Warka kasoo baxay Taliska ciidanka xoogga ayaa waxaa lagu sheegay in jab xoogan lagu gaarsiiyey kooxda iyada oo la dilay ilaa 5 horjooge oo ka tirsanaa kooxda, waxayna taliska shaaciyeen magacyada xubnaha la dilay.<\/p>\n<p>Magacyada hpgaamiyeyaashii Al-shabaab ee lagu laayey dagaalka Ceel Cali Axmed ayaa waxaa ka mid ah.<\/p>\n<p>1: Xasan Cabdiwaaxid Cabdi Dhicisow, wuxuu ahaa Horjoogaha Jabhadaha Gurmadka Dhexe lyo Jaysh Aqsaa ee ka howlgala Gobolada Mudug, Galgaduud iyo Sh\/Dhex, kuwaasi oo u badan Ajaaniib.<br \/>\n2: Daahir Buuxsade wuxuu ahaa Amiir Katiibo ama Taliye, Urur Shalay<br \/>\n3. Madixii gaadiidka Guud horjooge (Anas)<br \/>\n4. Khaalid Jiis) oo aha amiir katiibo ama waxay Khawaarijta u yaqaanaan Taliye Urur.<br \/>\n5: Horjooge Casaam oo ahaa Amir sariiyo ama Taliye Horin iyo horjoogayaal kale.<\/p>\n<p>Sidoo kale Tiro ku dhaw boqol dagaalame ayaa kooxda looga dilay dagaalka Ceel Cali Axmed sida uu sheegay afhayeenka wasaarada gaashaandhiga Abuukar Macalin.<\/p>\n<p>Gobolka Shabeelada dhexe ayaa waxaa weli ka socda howlgal ka dhan ah\u00a0 Al-shabaab.<\/p>\n<div class=\"td-a-rec td-a-rec-id-content_bottom  tdi_63 td_block_template_1\">\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails\" class=\"trc_related_container tbl-feed-container render-late-effect tbl-feed-frame-DIVIDER\" data-feed-container-num=\"1\" data-feed-main-container-id=\"taboola-below-article-thumbnails\" data-parent-placement-name=\"Below Article Thumbnails\" data-pub-lang=\"en\">\n<div class=\"tbl-feed-header tbl-logo-right-position\"><\/div>\n<div id=\"taboola-below-article-thumbnails-pl1\" class=\"tbl-feed-card trc_related_container tbl-trecs-container trc_spotlight_widget trc_elastic trc_elastic_thumbs-feed-01-delta\" data-card-index=\"1\" data-placement-name=\"Below Article Thumbnails | Card 1\">\n<div class=\"trc_rbox_container\">\n<div>\n<div id=\"trc_wrapper_1072976247\" class=\"trc_rbox thumbs-feed-01-delta trc-content-sponsored\">\n<div id=\"outer_1072976247\" class=\"trc_rbox_outer\">\n<div id=\"rbox-t2v\" class=\"trc_rbox_div trc_rbox_border_elm\">\n<div id=\"internal_trc_1072976247\">\n<div class=\"videoCube trc_spotlight_item origin-undefined textItem thumbnail_top videoCube_1_child syndicatedItem trc-first-recommendation trc-spotlight-first-recommendation trc_excludable\" data-item-id=\"~~V1~~3726147032941049824~~4j2VEoNPdgVA5wcw90kqtDlZp_6fEqlnZNK6eavWpTKoE36oqetCMuBNOr-fOEfoTwolFn2bBoRzBwaCJNokdSq9tXs-jD1Ek_XJODEK81uz_wN-tlZfGgF9xdusOfDEtkhyxOWrPmpedNe0WVez1ohGkoid6BfjG-zakljDr_tNcjru8fztL5-yGaCnYFAm-YMiEKt5faBg_LXVQLbnXZIs7vXR9QFX_gVdWJkiThs_yzcYaCI-aR3HGcsNe5ONWGSWA_vDK34LxiwPp1I29bvUNDI3apFmiZ65lZTt61Ks7P6nSVqwALCfWtg6252TZhECPrmW-deJcSgr6RTYqI6ROsMGkMFSoVsudHTeIrQ\" data-item-title=\"Mogadishu: Discover Portable Solar Generators Options\" data-item-thumb=\"https:\/\/cdn.taboola.com\/libtrc\/static\/thumbnails\/276cab4955ec17ae8549bf5141a78b39.png\" data-item-syndicated=\"true\">\n<div class=\"thumbBlock_holder\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 22, Feb 2025 {CBB}Taliska Ciidanka xooga oo war ka soo saaray dagaalkii maalin ka hor ka dhacay Deegaanka Ceel Cali Axmed ee gobolka Sh\/dhexe, kadib markii weerar ku bilowday qaraxyo ay ku qaaday kooxda Al-shabaab. Warka kasoo baxay Taliska ciidanka xoogga ayaa waxaa lagu sheegay in jab xoogan lagu gaarsiiyey kooxda iyada oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2246,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2245","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2245","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2245"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2247,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2245\/revisions\/2247"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}