{"id":2318,"date":"2025-02-28T07:26:36","date_gmt":"2025-02-28T07:26:36","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2318"},"modified":"2025-03-01T07:30:49","modified_gmt":"2025-03-01T07:30:49","slug":"laftagareen-howlgallada-amniga-uma-joogsanayaan-qarax-baa-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2318","title":{"rendered":"Laftagareen \u201cHowlgallada Amniga uma joogsanayaan Qarax baa dhacay\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 28, Feb\u00a0 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ay kasii soconayaan deegaannada Maamulkaas kaddib markii qarax lala eegtay saraakiil iyo ciidan.<\/p>\n<p>Laftagareen ayaa sheegay in howlgallada lasii xoojinayo waajibna uu ka saaran yahay inta nool maadaama saraakiisha geeriyootay ay naftooda waayeen iyaga oo ku dedaallada dagaalka ka dhanka ah \u2018AS\u2019 sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waxa uu ku baaqay in si wadajir ah la isaga kaashado howlgallada si loo xoojinayo nabadgalyada deegaannada Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed, waxa uu caafimaad u rajeeyay askarta iyo saraakiisha dhaawaca ah.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cHowlgallada Amniga ma joogsanayaan waa ay sii soconayaan, qarax baa dhacay uma istaagayaan, inta nool ayaa sii wadeysa dagaalka ka dhanka ah Cadawga, Intii dhimatay allaha u naxariisto\u201d<\/em><\/strong>\u00a0MW DG Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 28, Feb\u00a0 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ay kasii soconayaan deegaannada Maamulkaas kaddib markii qarax lala eegtay saraakiil iyo ciidan. Laftagareen ayaa sheegay in howlgallada lasii xoojinayo waajibna uu ka saaran yahay inta nool maadaama saraakiisha geeriyootay ay naftooda waayeen iyaga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2319,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2318","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2318","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2318"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2320,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2318\/revisions\/2320"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}