{"id":2331,"date":"2025-03-01T07:46:51","date_gmt":"2025-03-01T07:46:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2331"},"modified":"2025-03-01T07:46:51","modified_gmt":"2025-03-01T07:46:51","slug":"mw-soomaaliya-dadka-wax-haysta-ha-garab-istaagaan-kuwa-gacantoodu-gaaban-tahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2331","title":{"rendered":"MW Soomaaliya \u201cDadka wax haysta ha garab istaagaan kuwa gacantoodu gaaban tahay\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 1, March 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo fariin hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray Shacabka ayaa ku baaqay in la garab istaago Dadka dantayar oo ajir badan laga helayo.<\/p>\n<p>Agoonta, Barakacayaasha &amp; Dadka kale ee tabartoodu yar tahay ee aan wax haysan ayuu u dalbay in laga warqabo maadaama la galay bil fadli gaar ah leh loona baahan yahay in laga faa\u2019iideysto sadaqada la baxsanayo.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Soomaalida ku amaanay in ay ku fiican tahay iska warqabka sidaas awgeed loo baahan yahay in ahmiyad gaar ah leedahay in laga war hayo deriska lagana caawiyo duruufaha dhinacyada kala duwan ka taagan.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaa Bishii Naxariista, Dadka wax haysta waxa aan leeyahay hala garab istaago kuwa gacantooda gaaban tahay, kuwa agoonta ah &amp; Barakacayaasha hala caawiyo\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Waxa uu soo hadal qaaday dagaalka ka dhanka ah \u2018AS\u2019 iyo Daacish ee ka socda Gobollada Dalka, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo jeediyay in la garab istaaggo ciidamada furimaha dagaalka ku sugan.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cDowladda Soomaaliya walaalayaal halagu garab istaago waxa wanaagsan ee rabto in ay u qabato dalka iyo dadka, halagu garabsiiyo in dalkaan ay ka xorreyso Khawaariijtaan 18ka sano ku habsatay\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Xasan Sheekh Maxamuud, MW Soomaaliya.<\/p>\n<p>Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo jeediyay in laga fogaado kala qaybsanaanta, qalbi xumada &amp; is nacaybka si looga shaqeeyo in dalka si wadajir ah wax loogu qabto oo lagu gaari karo isku duubni sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 1, March 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo fariin hambalyada Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray Shacabka ayaa ku baaqay in la garab istaago Dadka dantayar oo ajir badan laga helayo. Agoonta, Barakacayaasha &amp; Dadka kale ee tabartoodu yar tahay ee aan wax haysan ayuu u dalbay in laga warqabo maadaama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2332,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2331","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2331","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2331"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2333,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2331\/revisions\/2333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}