{"id":2343,"date":"2025-03-02T07:13:27","date_gmt":"2025-03-02T07:13:27","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2343"},"modified":"2025-03-03T09:27:40","modified_gmt":"2025-03-03T09:27:40","slug":"madaxweyne-cabdicasiis-laftagareen-oo-qaabilay-wafdi-sare-oo-ka-socday-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2343","title":{"rendered":"Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen oo qaabilay wafdi sare oo ka socday Itoobiya"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 2, March 2025 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed \u00a0Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada kula kulmay wafdi sare oo ka socday Itoobiya uu horkacaya ku simaha Safiirka Dowladda Itoobiya Ufadhiya Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka labada Mas\u2019uul ayaa waxa ay ka wada hadleen xaaladda guud ee deegaannada koonfur galbeed iyo arrimaha la xiriira wada shaqeynta labada dhinac.<\/p>\n<p>Sidoo kale, kulanka ayaa intii uu socday waxaa si gaar loogu lafaguray Dhinacyada Xaqiijinta Amiga deegaannada Koonfur Galbeed iyo Xoojinta Wadashaqaynta.<\/p>\n<p>Kulanka labada Mas\u2019uul ayaa imaaneya xilli uu Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed uu soo gaaray Magaalada Muqdisho, isaga oo halkaas kulamo kula yeeshay madaxda ugu sarreysa dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/482243972_1212067220484327_8729648626599999112_n.jpg\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 2, March 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed \u00a0Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada kula kulmay wafdi sare oo ka socday Itoobiya uu horkacaya ku simaha Safiirka Dowladda Itoobiya Ufadhiya Soomaaliya. Kulanka labada Mas\u2019uul ayaa waxa ay ka wada hadleen xaaladda guud ee deegaannada koonfur galbeed iyo arrimaha la xiriira wada shaqeynta labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2344,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2343","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2343","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2343"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2343\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2345,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2343\/revisions\/2345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2344"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2343"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2343"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2343"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}