{"id":2349,"date":"2025-03-03T09:32:28","date_gmt":"2025-03-03T09:32:28","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2349"},"modified":"2025-03-03T09:32:28","modified_gmt":"2025-03-03T09:32:28","slug":"taliyaha-ciidanka-xoogga-saraakiil-ciidan-oo-kawada-hadlay-howlgallada-ka-dhanka-ah-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2349","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Xoogga &#038; Saraakiil Ciidan oo kawada hadlay howlgallada ka dhanka ah AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 3, March 2025 {CBB}<\/strong>Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raage oo kulan gaar ah la qaatay saraakiil katirsan Taliyaha Ciidamada ayaa kala hadlay kordhinta howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 si looga hortago weerraro lagu qaado magaalooyinka qaar.<\/p>\n<p>Kulankaan oo aan lasoo bandhigin waxaa diiradda lagu saaray dardargelinta sidii loo fulin lahaa howlgal guud oo isku xiran lagana shaqeynayo sidii looga hortagi lahaa dib isu abaabulka \u2018AS\u2019 ee Gobolka Shabeellaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Sida ay Wararku sheegayaan, Waxaa Muqdisho iyo Jowhar ka dhacay kulamo waqti badan lagu gorfeynayay sidii loo dejin lahaa qorshe cusub oo looga hortagayo duullaanka \u2018AS\u2019 iyo dhaqdhaqaaqa ay ka billaabeen Gobolka Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<p>Taliska 27aad ee Ciidamada Xoogga Dalka saraakiil katirsan ayaa dhankooda gudbiyay xogaha ay ka hayaan dhaqdhaqaaqa guud ee \u2018AS\u2019 ka wado Gobolka Shabeelaha Dhexe maadaama deegaanno iyo degmooyin kala duwan ay dhowaan weerartay.<\/p>\n<p>Ciidamada Xoogga Dalka ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ku sugan ayaa heegan la geliyay si ay uga hortagaan weerarrada ka imaan kara \u2018AS\u2019 mar haddii la helay xogo muujinaya abaabulka ay wadaan Shabaab sida wararku sheegayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 3, March 2025 {CBB}Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Janaraal Odowaa Yuusuf Raage oo kulan gaar ah la qaatay saraakiil katirsan Taliyaha Ciidamada ayaa kala hadlay kordhinta howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 si looga hortago weerraro lagu qaado magaalooyinka qaar. Kulankaan oo aan lasoo bandhigin waxaa diiradda lagu saaray dardargelinta sidii loo fulin lahaa howlgal guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2350,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2349","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2349","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2349"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2351,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2349\/revisions\/2351"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}