{"id":2358,"date":"2025-03-03T09:41:44","date_gmt":"2025-03-03T09:41:44","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2358"},"modified":"2025-03-03T09:41:44","modified_gmt":"2025-03-03T09:41:44","slug":"xildhibaanada-golaha-shacabka-ah-oo-maanta-kulan-ku-leh-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2358","title":{"rendered":"Xildhibaanada Golaha Shacabka ah oo maanta kulan ku leh Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 3, March 2025 {CBB}<\/strong>Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa \u00a0Maanta oo Isniin ah ay kulan ku leh Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Isniin ah in uu jiro kulanka, islamarkaana uu hayo mooshin ay soo gudbiyeen xildhibaanada.<\/p>\n<p>Mooshin culus ee loo \u00a0gudbiyay guddoonka sare ee Golaha Shacabka, islamarkaana maanta ay markale ka doodi doonaan xildhibaanada ayaa waxaa uu yahay xaaladda cusub ee kasoo korortyay xiisadda dhexeysa dowladda iyo Jubbaland.<\/p>\n<p>Mooshinkan ayaa daba socda xildhibaannadii maalmo ka hor \u00a0lagu xayiray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde, iyaga oo kusii jeeday dhanka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose<\/p>\n<p>Kulanka golaha Shacabka ayaa ku soo aadaya xili Dhawaan Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Xildhibaan Cabdirashiid Jire Qalinle iyo Xildhibaan Cumar Qalad-diid ku xayirtay garoonka Aadan Cadde, kadib markii la ogaaday inay u safrayeen magaalada Kismaayo, waxaana laga hor istaagan safarkaasi.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_3_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 3, March 2025 {CBB}Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa \u00a0Maanta oo Isniin ah ay kulan ku leh Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho. Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku wargeliyay Xildhibaannada in Maanta oo Isniin ah in uu jiro kulanka, islamarkaana uu hayo mooshin ay soo gudbiyeen xildhibaanada. Mooshin culus ee loo \u00a0gudbiyay guddoonka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2359,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2358","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2358","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2360,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2358\/revisions\/2360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2359"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}