{"id":2361,"date":"2025-03-04T10:47:51","date_gmt":"2025-03-04T10:47:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2361"},"modified":"2025-03-04T10:47:51","modified_gmt":"2025-03-04T10:47:51","slug":"rw-xamsa-oo-maanta-khudbad-ka-jeedinaya-shirka-looga-hadlayo-dib-u-dhiska-magaalada-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2361","title":{"rendered":"RW Xamsa oo maanta khudbad ka jeedinaya shirka looga hadlayo dib u dhiska Magaalada Gaza"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 4, March 2025 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta khudbad ka jeedinaya shirka waddamada Carabta u dhaxeeya ee ka dhacaya Magaalada Qaahira ee Jamhuuriyadda Masar ee looga hadlayo dib u dhiska Gaza ee Falastiin.<\/p>\n<p>Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Farxaan Maxamed Jimcaale oo faah-faahin ka bixiyay safarta Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in aanay isbaddelin mowqifka Soomaaliya ee dhinac istaagga Falastiin.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray in Soomaaliya safka hore uga jirto dalalka diidan in la barakiciyo Shacabka Magaalada Gaza sida ay qorsheeyeen Maraykanka iyo Madaxda Israa\u2019iil taasina ay kordhineyso xiisadda taagan.<\/p>\n<p>Xamsa Cabdi Barre ayaa kulamo gaar gaar ah la qaadan doonna Madaxda Carabta ee shirkaan ka qaybgalaya waxaana kamid ah Madaxweynaha gogoshaan dhigay ee Masar Cabdifitaax Al-Sisi si ay uga wada hadlaan xaaladda labada Dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 4, March 2025 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta khudbad ka jeedinaya shirka waddamada Carabta u dhaxeeya ee ka dhacaya Magaalada Qaahira ee Jamhuuriyadda Masar ee looga hadlayo dib u dhiska Gaza ee Falastiin. Afhayeenka Xukuumadda Federaalka Farxaan Maxamed Jimcaale oo faah-faahin ka bixiyay safarta Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2362,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2361","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2361"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2363,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2361\/revisions\/2363"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2362"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}