{"id":2389,"date":"2025-03-08T12:43:00","date_gmt":"2025-03-08T12:43:00","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2389"},"modified":"2025-03-08T12:43:00","modified_gmt":"2025-03-08T12:43:00","slug":"maxkamada-ciidamada-jubbaland-oo-xukun-ku-riday-askar-hubkooda-ka-iibsaday-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2389","title":{"rendered":"Maxkamada ciidamada Jubbaland oo xukun ku riday askar hubkooda ka iibsaday Al-shabaab"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 8,March 2025 {CBB}<\/strong>Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa Maanta Xukun ka soo saartay kiiska eedaysanayaasha kala ah: Maxamed Aadan Sahal iyo Muuse Maxamed Nuur oo kamid ahaa Ciidamada Jubbaland kuna eedeysan la shaqeynta Kooxda Al-shabaab iyo ka iibsashada Argagixisada Hubkii Dowladda ugu dhiibtay in ay ku difaacaan Shacabka Jubbaland.<\/p>\n<p>Fadhiga Maxkamada ayaa Waxaa goob joog ahaa Gudoomiyaha Maxkamada Labadiisa Kuxigeen, Xeer ilaaliyaasha Ciidamada Qalabka Sida ee Jubbaland, iyo Ehelada eedeysanayaasha.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland Gaashaanle Sare Cabdullaahi Maxmuud Ibraahim ayaa Sheegay in: Maxamed Aadan Sahal iyo Muuse Maxamed Nuur ay Maxkamada ku heshay Dambiga lagu soo eedeeyay waxayna Maxkamada Ku Xukuntay min 5-Sano oo Xabsi Ciidan ah sido kale Maxkamada ayaa soo bandhigtay Qoryihii ay iibsadeen oo Ehelada Dambiilayaasha ay Dowladda Jubbaland usoo celiyeen.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland Gaashaanle Sare Cabdullaahi Maxmuud Ibraahim ayaa sheegay Cidii aan ku qanacsaneen Xukunka Maxkamada ay u furan tahay Racfaan ku eg inta Sharciga ogolyahay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 8,March 2025 {CBB}Maxkamada Ciidamada Qalabka sida iyo Dambiyada Culus ee Jubbaland ayaa Maanta Xukun ka soo saartay kiiska eedaysanayaasha kala ah: Maxamed Aadan Sahal iyo Muuse Maxamed Nuur oo kamid ahaa Ciidamada Jubbaland kuna eedeysan la shaqeynta Kooxda Al-shabaab iyo ka iibsashada Argagixisada Hubkii Dowladda ugu dhiibtay in ay ku difaacaan Shacabka Jubbaland. Fadhiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2390,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2389","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2389","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2389"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2389\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2392,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2389\/revisions\/2392"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2390"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}