{"id":2405,"date":"2025-03-09T08:11:01","date_gmt":"2025-03-09T08:11:01","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2405"},"modified":"2025-03-10T08:11:59","modified_gmt":"2025-03-10T08:11:59","slug":"mw-guudlaawe-oo-booqday-deegaanada-qurac-madoobe-warciise-iyo-aqab-duco","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2405","title":{"rendered":"MW guudlaawe oo booqday deegaanada Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad 9,March 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) oo booqday deegaanada Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco.<\/p>\n<p>Saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo ciidamada dadka deegaanka ayaa la wadaagay Madaxweynaha howlgaladii ugu dambeeyay ee lagu bartilmaameedsaday AS.<\/p>\n<p>\u201cHirshabeelle, ma ahan gabaad argagixiso waa sababta aan dhammaanteen dagaalka ugu jirno halka waa rejada shacabka Soomaaliyeed ee ah inaan ka adkaano Khawaarijta.\u201d Ayu yiri MW guudlaawe.<\/p>\n<p>madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle ayaa mudooyinkii dambe gobolka shabellaha dhexe ka waday abaabulka dagaalka ka dhanka ah AS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad 9,March 2025 {CBB}\u00a0Madaxweynaha dowlad goboleedka hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) oo booqday deegaanada Qurac-madoobe, warciise iyo Aqab-duco. Saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo ciidamada dadka deegaanka ayaa la wadaagay Madaxweynaha howlgaladii ugu dambeeyay ee lagu bartilmaameedsaday AS. \u201cHirshabeelle, ma ahan gabaad argagixiso waa sababta aan dhammaanteen dagaalka ugu jirno halka waa rejada shacabka Soomaaliyeed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2406,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2405","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2405","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2405"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2407,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2405\/revisions\/2407"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2406"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}