{"id":2476,"date":"2025-03-15T07:43:57","date_gmt":"2025-03-15T07:43:57","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2476"},"modified":"2025-03-16T07:45:21","modified_gmt":"2025-03-16T07:45:21","slug":"trump-oo-wadamo-ay-ku-jirto-soomaaliya-ka-mamnuucay-dalkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2476","title":{"rendered":"Trump oo wadamo ay ku jirto Soomaaliya ka mamnuucay Dalkiisa."},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 15, March 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Soomaaliya ku daray \u2018liiska qabyo-qoraalka ah\u2019 ee dalalka uu dadkooda ka mamnuucayo in ay u safraan Mareykanka.<\/p>\n<p>Xayiraadda socdaal ee Trump rabo inuu ku sameeyo ilaa 43 dal oo muslimiin u badan ayaa looga golleeyey in laga yareeyo ama laga joojiyo in ay galaan gudaha Mareykanka.<\/p>\n<p>Waxa xusid mudan in Liiska waddamada Maraykanka laga mamnuucay in ay toddobo dal ahayeen kal xukunkii hore ee madaxweyne Trump balse sannadkan lagu soo daray 5 waddan oo kale sida uu qoray Yew york Times.<\/p>\n<p>Liiska wadamada laga mamnuucay in ay u safraan dalka Mareykanka ayaa waxaa ka mid ah<\/p>\n<p>1: Soomaaliya<\/p>\n<p>2: Liibiya<\/p>\n<p>3: Cuba<\/p>\n<p>4: Iran<\/p>\n<p>5: Sudan<\/p>\n<p>6: Kuuriyada Waqooyi<\/p>\n<p>7: Afghanistan<\/p>\n<p>8; Yemen<\/p>\n<p>9: Suuriya<\/p>\n<p>10: Bhutan<\/p>\n<p>11: Venezuela.<\/p>\n<p>Dalalkan qof kasta oo sita Passport kooda looma ogolaan doono in ay sinaba ku helaan Viisaha Maraykanka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/mareykanka.jpg\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 15, March 2025 {CBB}\u00a0Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Soomaaliya ku daray \u2018liiska qabyo-qoraalka ah\u2019 ee dalalka uu dadkooda ka mamnuucayo in ay u safraan Mareykanka. Xayiraadda socdaal ee Trump rabo inuu ku sameeyo ilaa 43 dal oo muslimiin u badan ayaa looga golleeyey in laga yareeyo ama laga joojiyo in ay galaan gudaha Mareykanka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2477,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-2476","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2476","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2476"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2476\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2478,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2476\/revisions\/2478"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2476"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2476"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2476"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}