{"id":2492,"date":"2025-03-15T07:51:49","date_gmt":"2025-03-15T07:51:49","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2492"},"modified":"2025-03-16T07:53:59","modified_gmt":"2025-03-16T07:53:59","slug":"xil-faaiso-jeyte-warqadan-uu-soo-qoray-aadan-madoobe-waa-sharci-daro-mana-waafaqsana-shuruucda-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2492","title":{"rendered":"Xil. Faa\u2019iso Jeyte \u201cWarqadan uu soo qoray aadan madoobe waa sharci daro mana waafaqsana shuruucda dalka\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabti 15, March 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Xildhibaan Faa\u2019isa Maxamed Jeyte oo xubin ka ah Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kahor timid go\u2019aanka Guddoomiye Aadan Madoobe uu ku shaaciyay in xubinnimada Golahaas uu waayay Cabdullaahi Xaashi Abiib.<\/p>\n<p>Faa\u2019isa ayaa sharci darro ku tilmaamtay warqadda Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyada oo intaas ku dartay in aanay waafaqsanayn shuruucda Dalka sida Dastuurka iyo Xeer hoosaadka Golaha Shacabka.<\/p>\n<p>\u201cWarqadan oo uu soo qoray gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya waa sharci daro mana waafaqsana shuruucda dalka u taala oo ah dastuurka iyo xeer hoosaadka golaha shacabka\u201d ayay tiri Xildhibaan Faa\u2019isa Maxamed Jeyte.<\/p>\n<p>\u201cGudoomiyuhu xaq uma laha in uu xildhibaan xubinimadiisa ka qaado xildhibaanaduna maaha golaha Wasiradda oo kale. Xildhibaaanku Wuxu xubinimada baarlamaanka ku weyn karaa in golaha la horkeeno ayna ogolaadaan xasaanad kaqaadistiiisa tiro xildhibaano ah oo gaaraya 184 mudane\u201c ayay tiri Faa\u2019isa Maxamed Jeyte.<\/p>\n<p>Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ayaa muddooyinkii dambe waxa uu dabagal ku hayay Xildhibaannada ka maqan fadhiga ee bilaa fasaxa ah, waxaana dhowaan lagu ballamay in kulanka laga sheegi doonno magacyadooda iyo muddada ay maqan yihiin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabti 15, March 2025 {CBB}\u00a0Xildhibaan Faa\u2019isa Maxamed Jeyte oo xubin ka ah Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kahor timid go\u2019aanka Guddoomiye Aadan Madoobe uu ku shaaciyay in xubinnimada Golahaas uu waayay Cabdullaahi Xaashi Abiib. Faa\u2019isa ayaa sharci darro ku tilmaamtay warqadda Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyada oo intaas ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2493,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2492","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2492","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2492"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2492\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2495,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2492\/revisions\/2495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2493"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}