{"id":2520,"date":"2025-03-17T12:24:02","date_gmt":"2025-03-17T12:24:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2520"},"modified":"2025-03-17T12:24:02","modified_gmt":"2025-03-17T12:24:02","slug":"rw-xamse-oo-muqdisho-ka-daahfuray-qorshaha-isbeddelka-qaranka-ee-ntp-2025-2029","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2520","title":{"rendered":"RW Xamse Oo Muqdisho Ka Daahfuray Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee (NTP- 2025-2029)"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 17, March 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Ra\u2019iisul Wasaraaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qarankaee (National Tranformation Plan 2025-2029).<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in qorshahan ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada uu ku saleysan-yahay hannaan lagu horumarinayo kaabayaasha kala duwan ee dalkeennu leeyahay, iyada oo lagu tayeynayo hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan diyaarinnay Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP 2025-2029), oo lagu horumarinayo dhinacyada Siyaasadda, Amniga, Caddaaladda iyo Arrimaha bulshada, korna loogu qaadayo ilaha dakhliga dalka iyo fursadaha maalgashi ee loo baahan yahay,\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa.<\/p>\n<p>Qorshaha Isbeddelka Qaranka ayaa qoraalkiisu socday in muddo ah ayna ansixiyeen Golaha Wasiirrada, iyada oo ay diyaariyeen in ka badan 400, qof, lana filaayo in lagu horumariyo dhinacyada Siyaasadda, Amniga, Caddaaladda iyo Arrimaha bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 17, March 2025 {CBB}\u00a0Ra\u2019iisul Wasaraaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay Qorshaha Isbeddelka Qarankaee (National Tranformation Plan 2025-2029). Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in qorshahan ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada uu ku saleysan-yahay hannaan lagu horumarinayo kaabayaasha kala duwan ee dalkeennu leeyahay, iyada oo lagu tayeynayo hay\u2019adaha kala duwan ee dowladda. \u201cWaxaan diyaarinnay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2521,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2520","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2520"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2523,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2520\/revisions\/2523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}