{"id":2542,"date":"2025-03-18T13:51:42","date_gmt":"2025-03-18T13:51:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2542"},"modified":"2025-03-18T13:51:42","modified_gmt":"2025-03-18T13:51:42","slug":"lataliyaha-amniga-qaranka-naflacaarinimo-iyo-been-la-buunbuuniyo-qarankan-laguma-cabsi-gelin-karo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=2542","title":{"rendered":"Lataliyaha Amniga Qaranka \u201d Naflacaarinimo iyo been la buunbuuniyo qarankan laguma cabsi-gelin karo\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 18,March 2025 {CBB}<\/strong>\u00a0Lataliyaha dhinaca Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali oo ka hadlay qarax barqonimadii maanta ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in uu badqabo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Xuseen ayaa sheegay in \u2018been abuur la buunbuuniyay uu yahay wararka laga faafiyay qaraxa ee dacaayadda looga sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheeh Maxamuud\u2019 sida uu hadalka u dhigay Taliyihiisa dhinaca amniga.<\/p>\n<p>\u201cMadaxwaynaha Jamhuuriyadda waa badqabaa, wuxuuna ku guda-jiraa safaro uu ugu kuurgalaayo hawlgalada barakaysan oo ay gobalada dalka ka wadaan CXD, iyagoo taageero buuxda ka helaaya shacabka deegaanadaas.\u201d Ayuu yiri Xuseen Sheekh Cali<\/p>\n<p>\u201cNaflacaarinimo iyo been la buunbuuniyo qarankan laguma cabsi-gelin karo.\u201d Ayuu sii raaciyay qoraalkiisa kooban, Xuseen Sheekh Cali oo ah Lataliyaha amniga Qaranka oo qoraalkaan soo dhigay bartiisa X (Twitterka).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 18,March 2025 {CBB}\u00a0Lataliyaha dhinaca Amniga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali oo ka hadlay qarax barqonimadii maanta ka dhacay Muqdisho ayaa sheegay in uu badqabo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Xuseen ayaa sheegay in \u2018been abuur la buunbuuniyay uu yahay wararka laga faafiyay qaraxa ee dacaayadda looga sameeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheeh Maxamuud\u2019 sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":2543,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2542","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=2542"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2544,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/2542\/revisions\/2544"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/2543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=2542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=2542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=2542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}